TACSI MADAXWEYNE

 




Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaaya ma gaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Waayeel ka, Waxgaradka, Ugaasyada, Boqorada, Garaadada, salaadiinta, qoyskii, Eheladii, Qara abadii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka geeriyooday ALLE ha u naxariistee Marxuum Jaamac Saadleh Cilmi oo ku geeriyooday Laascaanood.

Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ku tilmaamay oday dhaqameed doormuhiima ka s oo qaatay dib u dhiskii dalka, iyo nabad kuwada noolaanshaha beelaha somaliland wa da dega, waxaanu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Waayeelka, Waxgaradka, Ugaasyada, Boqorada, Garaadada, salaadiinta, Cuqaasha, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka bax ayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.



IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN



Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)
Af-hayeenka Madaxweynaha JSL