|
Marxuum,Dr,Professor,Qoraa,Mujaahid, Xuseen Muxumed Nuur Odowaa انا للة وانا الية راجعون
London (TNN) :-Waxaa maanta oo Jimce ah,27 September ,2024,magaalada Lo ndon,ee carriga Ingiriiska ,ku geeriyooday,marxuum,Dr,Professor,Qoraa, Mujaa hid, Xuseen Muxumed Nuur Odowaa. Marxuumku ,wuxuu qayb libaax ka soo qaatay dib u xoreyntii Jamhuuriyada So maliland,waxaanu ku difaaci jiray Qalinka,waxaanu ahaa Qoraagii Buugga "Dib u dhalashadii Somaliland."
Sidoo kale ,wuxuu ahaa Guddoomiye ku-xigeena Hay'ada Samo-Falka ee Tog-w ajale Foundation (TWF),waxaanu juhdi badan iyo tacab ku bixiyey dhismaha C usbitaalkii ugu horeeyey ee magalada Tog-wajaale yeelato,oo Hay'ada TWF ay fikirkeeda iyo abaabulkeedaba lahayd.
Dhamaan maamulka iyo xubnaha Hay'ada Samo-Falka ee Tog-wajale Foundatio n (TWF),ee ku kala sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba,waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan,qoyskii,awlaadii,walaaladii,ehelkii,qaraabadii,asxaabtii iyo Qara nka Somaliland ,ee uu marxuumku ka baxay. Waxaan Allaha awooda uga baryeynaa ,inuu marxuumka danbi dhaaf u fidiyo,ii lka u waasiciyo,iilka u nuuro,neecaw udgooniyo ,ku siiyo naruuro,Jannatul Fard awsa aclaana ,ka waraabiyo.Allahuma aamiin.
انا للة وانا الية راجعون
|
|