TACSI MADAXWEYNE

 


 


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN.


Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo wa xa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somalilan d ee uu ka baxay Alle ha u naxariitee Marxuum Cabdikayd Cabdilaahi Aw Yuusuf o o ku geeriyooday Hargeysa maanta 20/03/2015, kana mid ahaa Odayaashii ka so o shaqeeyey nabadayntii iyo dib u dhiskii dalka, sidoo kaleba ka mid ahaa ganasat ada dalka ugu taariikhda weyn oo uu ilaa hada ka mid ahaa marxuumku.


Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay tiir ka baxay dalka taariikh ma guurta ahna ku lahaa halgamadii kala duwanaa iyo marxaladihii uu dalku soo ma ray oo uu door muhiima ku lahaa wakhtiyadaa.

waxaanu Madaxweynuhu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Soma liland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.



IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.