TACSI TIIRAANYO LEH

 


Inaa li laahu WA inaa ilayahi raajicuun Waxaan tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Saaxiibk ay Khadar Xasan Cali gas La Taliyahay madaxweynaha ee Arimaha saxaafada JSl oo walaal kii Axmed Xasan Cali Gaas (Axmed Xabo) uu saaka ku geeriyooday magaalada London .Waxaan ka tacsiyadaynaya qoyskii qaraabadii Iyo dhamaan asxaabtii. In Ila ahay Samir Iyo iimaan ka siiyo Marxuunkan janadii fardowsa ka waraabiyo Amiin Ami in
 

 

 

Mataan M. Omar