mahadcelin ku socota Iyo Taageero Gudida Samotalis Ee Gobalka Togdheer

 



Waxaanu Taageero Buuxda Aanu la Garabtagaanay Gudida Cusub Ee samotalis Ee lagaga Dhawaaq ay Gobalka Togdheer Haday Siday Sheegeen Ay Taagaero Buuxda ka Haystaan Salaadiyiinta Iyo wax Garadka Gobalka Hadaanu Nahay jaaliyada Norway Iyo Dhamaanba Jaaliyadaha Yurub



Hadaanu Nahay Jaliyadaha Somaliland Ee Skandenavian ka iyo Waliba Cariga Ingiriisk Waxaanu Leenahay Mabruuk Caleek Ilaahay Guusha Haydin Waafajiyo Xilkaad Qaadeena ilaahay Haydiin Fududeeyo Aamiin.



Marka Hore Waxaanu Salaamaynaa Dhamaanba Saxaafada Sharafta Leh Iyo  Dhamaan Shacab waynaha Reer Somaliland Meelkasta Oo Ayjooganba.

Dhmaantayo Hadaanu Nahay Dadka Magacyadoodu Hoos Ku Qoranyihiin Waxaanu Hambalyo Iyo Bogaadin Aanu U Diraynaa .Dhamaanba Gudida Cusub Ee Samotaliska Gobalka Togdheer Waxaanu Leenahay Ilaahay Hasha Iyo Masuuliyadaad Qaadeen Ilaahay haydiin Fududeeyo Waxaad Ogaataa n Khayrkasta Oo Aad Shaqaysataan Inuu Ilaahay Idinka Abaal Marinaayo Ummadu Haydiin Sinaato Caqiidada Iyo Diinta Iyo Cibaadada Weheshada Arinkasata Oo Aad Qabanaysaana Bisinka Iyo Ilaa hay Xuskiisa ha Ilaawina Ee Ku Fura Anaguna Hadaanu nahay Dhamaaba Jaaliyadaha Norway Sw eden Denmark U.k Waanu Idiin Ku Ducaynaynaa Xilka Culus Ee Aad Qaadeen Ilaahay haydiin FUdu deeyo Aamiin Aamiin.




Jaaliyada Norway

Gud:C/Rashiid maxamed Axmed (Magaalo Dhagasoog)

Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar

Xasan maxamud Xayd (X Bali bali)

Maxamud Caydiid Nuur

cabdi Aden cadib C/macaane

Cabdi khalaq C,Wahab Guuleed
.
Maxamed Sugal Geele.

Abw:C/laahi Saleebaan Bide

Cisman Ibraahim C,Taanum

Ahmed Cawad Baxooshe

Cabdi ibraahim M bile (C,jaaquur)

Mahamud Cabdi Hindi

Ahmed Haji Ibraahim

Cabdi baaruud mahamed

C,Rahman Axmed Langadhe.Maraaci

Cabdi Ismail Ina C,gucuse

Saleebaan Ibraahim Caabi

C/laahi Cali Dirir

Cali Diiriye Sandaq

C,Rahman Axmed xashi

C,qadir Mahamud Cawad

Saleebaan Kabawayne

C,Rahmaan Mahamed C/laahi (Cilmi Turub)

Yusuf Gorse Ducaale

Mahamed C/laahi Dube

Xaji C/laahi Fuqyare

C,qadir Dhagawayne

Cabdi Risaq Saleebaan Gaas

Nasir mahamed c/xaalays

Idaar C/laahi Fuqyare

Deeq Ciise Maygaag

dayib Oday

Axmed Sanayare

Sharmareke caynaashe

Axmed Sasajin daahir

Cabdi Risaaq cawil

Axmed Geeljire

Axmed Aw Jaalis (A:sariic)

C/Qaadir M cawad

Maxamed kabadhe

kayse Mujaahid

Dr Axmed Cali Madar

Cali Dhagoole C/Dheer

Muuse Ibraahim jamac

Saajin daahir

Cali Cidin

Iyo Dhamaanab Inta Aanan Magacyadoda Soo Qorin Ee halkan nala Joogta waanu Idin Taageersanahay



Jaliyada Denmark


Cabdi Sheikh Mahamud
Cali Warsame
C/rahamaan Caydiid DLibaan
Cabdi C/laahi M Abyan
C/kariim Mahamed Cali
Jamal Odawa Laare
Jamac Xirsi Rooble
Mustafe Ahmed Saxar
Saacid C/laahi Abyan
Ahmed Sh Farax Gabaar
Cabdi Daahir
Siciid Cabdi Cali

Jaaliyada Sweden

Cawil Farax Caarte
C/laahi Jamac Yusuf
Ibraahim Cali Aden Coofaadh
Kayse Caydiid Mahamud
Mahamed Abokor Yusuf
Bashiir Cabdi Shaybe
Mahamed Seeraar Qariib
Ibro Tayuub Caateye
Yabaal Cambalaash
C,Risaq Dhagwayne
Salax Dhagawayne
Mahamed Aniis C,Buqul


Jaliyada U.k

Mahamed Baashe H Hasan
Cismaan Hasan Cashuur
Faysal Cilmi Cali
Faysal Nawriish
Khalid C,Godane
Mahamed Ibraahim Yaan Ismiidh
Fasal Baashe Guudcade Jiriqaa
C,nuur Farax Daroor
Faysal Mahamud hasan
C/wahaab Sh Farax Gabaar
Ibraahim Mahamed Hasan
Cabdi Mahamed Sugaal
Cumar Cali Nuur
C/laahi aw Jamac
Siciid Aw Jamac
Aniis Cabdi Xusen
Cabdi Casiis Jamac Himbir
Ibraahim Jalaafe
C,qaadir mahamud Guudcade
Saleebaan cali Nuur (S Jeles)
Rashiid Macalin
Cabdi yaasiin farax
saleebaan farx Cige S Dixiko
Jamac Cali Muuse
Jamac Muuse Axmed
Axmed C/laahi Mahamud Axda
Mahamud Xusen M Sulub Halwad
Xaamud Good Abees
Cabdi Good Abees
Cabdi Nuur Bitig


Dhamaantayo Waxaanu Leenahay Guulaysta Ilaahay Muraadadiina Haydiin Fududeeyo Aamiin
Ilaah ay Ayay Mahadi U Sugnaatay



 

 

 

Abw:Sidiiq Sh. Farax Gabaar
Oslo Norway
Gaashaan_1986@hotmail.com