WAR-SAXAAFADEED

 

 

Taariikh: 31 December,2014

Qoraal #:TWF8-31122014


Ujeeddo: Mahad celin

Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF) ,waa Hay'ad ka diiwaan ga shan Dalalka Jamhuuriyad a Somaliland iyo Ingiriiska,waxaanay wakiilo ku leedahay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF) , oo iyadu talada & fikirka Cusbitaalkaba lahayd, ayaa dalka gudihiisa iyo dibadiisaba dadaal joogta ah ka sa meysay, codsiyana u qortay Hay'adaha samo-falka ee ka hawl gala Dalalka Carabt a,Yurub iyo Qaarada Maraykanka.
 
Maamulka iyo xubnaha Hay'ada samo falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF), wax ay u mahad celinayaan Xa akimka Imaarada Dubai,ahna madaxweyne ku-xigeenka Dalka  Imaaraatka Carabta,Sheikh Mohamd Bin Raas hid Al Maktoum,oo Hay'adiisa samo falka ee Sheikh Mohamd Bin Raashid Al Maktoum Humanitarian & Charity Est ablishment,ay bixisay dhaqaalaha ku baxay hir galinta Cusbitaalka weyn ee magaa lada Tog-wajaale,oo m aanta oo Arbaca ah,31 December 2014,ay marwada Jamhu uriyada Somaliland, Amina-weris Sheekh Maxam ed Jirde, xadhiga ka jartay.

Waxaan sidoo kale u mahad celinaynaa,cid kasta oo gacan naga siisay hir gelinta cusbitaalkan,oo ah kii  ugu horeeyey ee magaaalada Tog-wajaale  ay abid yeelato.


Waxaan Allaha awooda leh dhammaantiinba uga baryeynaa,inuu miisaanka xasan aadka idiin saaro, sadaqada jaariga ah ee aad la baxdenna, idiin kobciyo,hadhsata ana maalinta loogu baahi badan yahay.

 

 

 




Eng. Mohamed Ali Muse      Dr. Hussain Mohomed Nur
Founder and  Chairman       Chief Executive Officer
Tog-Wajale Foundation       Tog-Wajale Foundation