MAGACA URURKA HOOYADU WAA LAMA HURAAN
Holland (TNN)-Xalay oo bishu ahayd 20.11.2010, ayaa waxaa lagu
qabtay magaalada UTRECHT, ee wadanka holland xaf-lad si wey loo soo
agaasimahay, oo ay soo qababqaabiyeen Hoyooinka deg an wadanka
HOLLAND ,ee Magacoodu yahay,(HOOYADU WAA LAMA
HURAAN). Waxaa halkaasi ha dalka soo jeedisay Gudoomiyaha
Ururka Marwo Foosiya Maxamed ,kana
warantay mudadii ay jire en iyo wax qabadkooda.
Xafladaasi oo ay kas soo qayb galeen dadweyne aad u farabadani,
waxaa halkaasi lagu soo band higay Gabayo, Geraar, iyo Ciyaaraha
dhaqanka iyo hidaha aynu ku leenahay iyo weliba heeso wad ani ah.
Waxaa halkaasi wacdaro ka muujiyey fanaaniinta kala ah
Mukhtaar Oday iyo
Hodan Cumar Dhuule, waxaa hogaaminaayey Feeska Marwo
Faadumo Budle, oo ka mid ah
qabanqaabiyaasha Xafladda.
Waxaa kale oo ay ii sheegeen in wixii ka soo baxa loogu tala galey
in lagu caawiyo Dhakhtarka Ber bera.Isku
soo wada duuboo, waxay muujiyeen Hooyooyinku dadaal aad u qaali ah
loogana baahn aa wadankan.
Halgan Maxamed Yuusuf Buux
Timacade News Desk
Utrecht , Holland
|