Madaxweyne Rayaale oo Dalka ku soo Laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale k aahin ayaa Hadda galabta soo gaadhay Magaaladda Berbera ee Gob olka Saaxil . Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Somaliland Mudane Daahir Rayaale K aahin oo kasoo Degay
Garoonka Diyaaraddaha ee Magaaladda Berbe ra waxaa si Diiran
ugu soo dhaweeyay Magaaladda Berbera ee Gobo lka Saaxil
Madaxda Gobolka Saaxil iyo Masuuliyiiin aad utiro Badan oo ka tisan
Gobolkaasi Saaxil iyo weliba Dadweynaha Gobolkaasi Saaxil .
|