Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo kormeer ku soo maray Dhismaha Biriijka labaad ee Caasimada Hargaysa


 


Hargaysa (TNN)- Madaxweynaha somliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa  m aanta kormeer ku soo maray sida ay u socoto hawsha dhismaha ee biriijka labaad ee magaalada hargaysa kaas oo hawshiisu socoytay mudo ku simana afar sanadood

Iyada oo ay dawlada cusub ee uu madaxda ka yahay Mudane Siilaanyo na ay balan qaaday inay  d hismihiisa dhamays tiridoondo 100 ka maalmood ee u horeeya muda ay xilka haynayaan  maxway na ayaa intii uu ku sugnaa goobata ay hawsha dhismaha biriijku ka socotay ayaa waxaa lakaas lagu siiyey xogo ku saabsab halka ay maraso hasha dhismuha biriijka iyo caqabadaha hortaangan wakhtigan

waxa ugu horayn halkaas ka hadlay Sheekh Xasan Cabdi Salaan oo ka mid gudida dib u dhiska  birii ka labaad ee magaalada hargaysa waxa uu sheeku sheegay in uu dhismaha biriijku hada marayo halkii ugu wanaagsanayd sila markaana uu ku dhawyahay gabagabo waxa kale oo uu sheekhu  be eniyey warar sheegaya in la lunsaday lacag qaadhaana uu biriijka loo ururiyey waxana uu sheikh xasan c/salaam amaan u soo jeediyey xukuumadii hore oo uu sheegay inay oo uu sheegay in ay aad u dadaashay isla markaana ay qaadhaankii ay bixisa uu yahay ka hada hawsha dhisma lagu wado walo ay gaba gab tahay wax kalo uu ugu dambaytii sheekhu sheegay in hada caqabada ugu weyn uu ka hortaagan dhamaystirka biriijku ay tahay daadka uu is taagila

Waxa isagun halkaas ka hadlay wasiirka wasaarada Hawlaha guud gadiidka iyo guryanta Mudane Xuseen Axmed Caydiid waxan uu wasiirku sheegay in dhismaha biriijku in mudo ah uu taagnaa  sa babna ay u ahayd in la raajicinayey inay istaagaan daadaku maadaama hada hawsha hadhay ay u badantahay kaabad laga soo taagayo bartama dooxa, taasina aanay suuro gal ahay inata  daad ku socdaa.

Waxa uu kalo wasiirku intaas ku daray inay hada go,aansadeen in ay sii dhameeyaan qabyada  dh inacyada biriijka si marka uu daadku istaago loo dhamaystiro inta haday. Waxana uu wasiirku  she egay in ay qaadanayso hadii la helo hal bil oo aanay daad jirin, Waxa kaloo uu wasiirku carabka ku dhuftay inay suuro gal tahay in hawshaasi dhaafto 100 maalmood ee hore madaxweynuhu u  bala na qaaday dhamastirka biriijka taasin ay sabab u tahay xililgan oo ay da,ayaan roobku. Ugu  damb aytii waxa uu wasiirku ka dalbay madaxweynaha inay xukuumadu diyaariso kharaska dhamays  ti rka biriijka isag oo sheega in dhamaatay lacag xukuumadii hore ay u qorsahayay dhisma biriijka oo uu isagu la wareegtay.

Ugu dambaytii waxa halsaa ka hadlay Maxweynaha Somlilnad Mudane Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo waxan uu sheegay in dhamaytirka dhismaha biriijku ay ka mid tahay ballan qaadyadii  xis biga kulmiye iyo balan qaadyadii xukuumadiisaba isla markaan uu diyaar u yahay hayshaas  oofint eeda waxana uu madaxweynu si buuxda ugu dhawaaqay in xukuumadiisu diyaar u tahay inay si buuxda uga qayb qaadato dhamays tirka dhisama biriijka waxana uu mudane Siilaanyo u mahad naqay cidkas too ka qayb qaadatay hawsha dhismaha biriijka labaad ee caasimada.



Source:Berberapress