Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Qoyskii Agaasimihii Baratakolka Madaxtooyada oo Xalay Geeriyooday
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaa hin wuxuu ka tacsiyadaynayaa qoyskii, Qaraabadii, iyo dhammaan shac biga Somaliland geeridii naxdinta laheyd ee ku timi Agaasimhii Baratako olka Madaxtooyadda Marxuum Yuusuf Aadan Taani, oo Xalay 30/05/09 ku geeriyoodey Cisbitalka guud ee Hargeysa.
|