Madaxweynaha Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan Wadamada Somaliland iy Somaliya

 

 


Hargeysa (TNN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,mudane Axmed Maxamed Maxamu ud (Silaanyo),ayaa Qasriga madaxtoouada ku qaabilay  ergey Midowga Yurub u qaabilsan Wa damada Somaliland iyo Somaliya,Mr Michelle Cervone.

 

Ka dib markii kulankaas la soo gaba gabeeyey, waxaa shir jaraaid wada jir u qabtay  Wasiirka Arimaha Dabada Somaliland ,Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo ergayga Midawga Yurub u qa abilsan Somaliland iyo Somalia,Mr Michelle Cervone.

 

Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar,wuxuu sheegay in kulankaas lagaga wada hadlay sidii layskaga ga kaashan lahaa dhinaca budhcad badeeda iyo horumarinta nabad gelyada Somaliland. Wax aa uu tilmaamay in Wakiilku balan qaaday in Midawga Yurub  Somaliland ka caawiyo dhinacay ada Dhaqaalaha iyo horumarka

 

 

 

 

Timacade News Desk
Hargeysa,Somalilnd