Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaalkii Saax-dheer

Hargeysa (TNN):-Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siila anyo),
sheegay in hadda gargaarka iyo mashaariicda la gaadh siin karo
deegaanka Saax-dheer ka dib dhir baaxadii ciidammadda qaranku
khamiistii ku dhufteen kooxda nabad diidka ah ee Cali Khaliif
Galaydh ,oo doonayay inay tuuladaasi ku qabtaan xaf lad uu isku
caleemo saari lahaa Mr. Galaydh.
Madaxwaynaha ayaa qoraal kooban oo uu xalay soo dhigay barta uu ku
leeyahay shabakadda xidhiidhka bulshada ee Twitter-ka, waxa uu ku
yidhi “Ciidanka Qalabka sida ee Somaliland oo amarkayaga ku socda
waxay si guul ah u sugeen nabad gely ada magaallo xuduudeedka
Saax-dheer.”
“Dawladdu hadda adeegga ayay gaadhsiin kartaa,” ayuu yidhi,
Madaxwaynaha Som aliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
|