Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa kormeer ku soo maray dadkii waxyeelada roobabaku gaadh ssiyeen ee  magaalada Berbera , ka dibna  tababar u soo xidhay ciidamo ay Marine ka Ingiriiku u tababareen ka hor tagga budhcad badeeda