Madaxweynaha Somaliland iyo Marwada Madax wey naha oo Saaka Qaatay
kaadhadhkii Codaynta Doorashada
Hargeysa Friday , May 14 2010 (TNN)- Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Somaliland Mudan e Daahir Rayaale Kaahin iyo Marwada
Koowaad ee Madaxweynaha, Marwo, Huda Barkh ad Aadan, ayaa saaka
subaxnimadii kaadhadhkii ay ku codayn lahaayeen ka qaatay xaru
nta shaqaalaha ee Magaalada Hargeysa.
Madaxweynaha oo halkaasi hadal kooban ka jeediyay , waxa uu ku
dardaaray ummada re er Somaliland in ay qaataan kaadhadhka, isla
markaana ay uga taxadiraan wax alle wixii khal khalinaya nabada iyo
xasiloonida dalku ku caana maalay, si ay inoogu qabsoonto doo rasho
xor oo xalaal ah.
|