WAR-SAXAAFADEED
 


 



Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digr eeto Madaxweyne oo Summadeedu tahayJSL/M/DEC/249-3766 /012016ku Dhaqan-geliyey Miisaaniyad Sannadeedka 2016-ka.



Madaxweynuhu:-


Markuu Arkay:Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay:Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;


Markuu Arkay:Go'aanka Golaha Wakiillada, Go'aan Lr. GW/G/KF-29/674/2016 ee ku taariik haysan 03/01/2016 ee ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Sannadka 2016-ka ee Dawladda Dhe xe, Hay'adaha Madaxa Bannaan, Dawladaha Hoose, Dakhliga Deeqaha Caalamiga ah, Dakhli ga Mashruuca Maamul Daadejinta;


Wuxuu Soo Saaray



Xeerkan oo lagu baahinayo dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2016-ka ee Da wladda D hexe, Hay'adaha Madaxa Bannaan, Dawladaha Hoose, Dakhliga Deeqaha Caalamiga ah iyo Dakhliga Mashruuca Maamul Daadejinta.





ALLAA MAHAD LEH

Af-hayeenka Madaxweynaha JSL

Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)