Madaxweynaha Rayaale oo u Gudbiyay Toddobadii Xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Golaha Wakiilada Somaliland
Sida aynu ka warqabno xubnihii hore ee gudidii komishanka doorashooyinka qara nka, dhawaan ayey iska casileen xilkii ay u hayeen qaranka, iyagoo u fududayna ya meel marinta iyo ku dhaqanka heshiisyaddii ay dhawaanta gaadheen saddex da xisbi qaran, taasi oo ay ka mid ahaayeen wax ka bededka xubnaha komishan ka doorashooyinka qaranka JSL. Sidaa awgeed, madaxweynaha JSL
mudane Daahir Rayaale Kaahin isagoo arrinta asi ka duulaya
waxa uu golaha wasiirada ku war geliyey in todobaddii xubnood ee ay
ka koobnaayeen komishanka cusub iyagoo isku dhamays tiran uu u
gudbiyey golaha baarlamanka si ay u asnixiyaan, waxana madaweynuhu
ka codsaday gol aha wakiiladda in ay fadhi degdega ah iskugu
yimaadaan si ay u ansixiyaan xubn aha cusub ee loo soo xulay
komishanka doorashooyinka qaranka. Magacyada saddexda xubnood ee madaxweynuhu magacaabay waxay kala yihiin: 1. Maxamed Axmed Xirsi Geele. 1. Raabi Shariif Cabdi Maxamed.
|