Madaxweynaha oo ka
qayb galay Aaska Marxuum Caaqil Maxamed Daahir oo lagu Aasay
Hargeysa
Hargeysa Arbaca, 17 March 2010 (TNN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka qayb galay saaka
, saskii Marxuum Chief Caa qil Maxamed Daahir Cabdi, oo shalay
ku geeriyooday dalka Jabuuti.
Madaxweynuhu, waxa uu dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii iyo
Qaraabadii iyo shacbig a reer Somaliland, geeridii ku timid,
Chief Caaqil Maxamed Daahir Cabdi , kana tirsanaa Golaha Deegaanka
Burco.
Aaska Marxuumka, waxa ka soo qayb galay, Wasiiro, Xildhibaano,
Salaadiin, Cuqaal iyo dad badan, kuwaasi oo u duceeyay Marxuumka in
ilaahay janadii ka waraabiyo.
Source:sn
|