WAR-SAXAAFADEED
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u
leeyihiin dhism aha Qaranka........
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa
caawa digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1890/072013
waxa uu isku bedel, xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey
Agaasimeyeesha guud ee Wasaaraddaha Jamhuuriyada Somaliland. Iyo
Maareeyeyaasha hay’adaha madax-banaan qaarka mid ah.
MADAXWEYNUHU:-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee
Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u
leeyihiin dhismaha Qaranka.
Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Agaasimeyaasha Guud
iyo Maareeyayaasha Hay’adda madaxa banaan
Markuu La Tashaday: Madaxda ay khusayso.
Markuu Ku Qancay: In ay hanan karaan, aqoon iyo kartina u leeyihin
jagooyinkan;
Wuxuu go’aansaday
In laga bilaabo taariikhda maanta ay ahadaan Agaasimeyaasha Guud ee
Wasaaradaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Maareeyayaasha Hay’adaha
madax-banaan
SNo. Magaca Wasaaradda
1. Maxamed Xasan Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha
Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
2. Maxamed Sh. Cumar Xasan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga
iyo Maalgashiga Caalamiga ah.
3. Faysal Cali Sheekh Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo
Isgaadhsiinta.
4. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda
Caafimaadka.
5. Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda
Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
6. Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda
Warshadaha.
7. Maxamed Cali Aaden Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka
Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda.
8. Abiib Axmed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo
Arrimaha Garsoorka.
9. Cabdirisaaq Jaamac Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha.
10. Maxamed Xuseen Axmed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada,
Ciyaaraha iyo Dalxiiska.
11. Xasan Cumar Hoori Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga.
12. Maxamed Jibriil Aaden Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta.
13. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud,
Guriyeynta iyo Gaadiidka.
14. Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo) Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta
Tayada (Quality Control).
15. Cabdi Cali Jaamac Xog-hayaha Guud ee Guddida La-dagaalanka
Aids-ka (SOLNAC).
16. Eng. Ismaaciil Cabdilaahi Cabdi Maareeye Ku-xigeenka Wakaaladda
Biyaha Hargeysa.
17. Fahmi Cabdi Bidaar Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Ka Hor-tagga
Aafooyinka Dabiiciga (NERAD).
18. Qaasim Xasan Mataan Maareeye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka
Beddel
SNo. Magaca New Old.
1. Maxamed Xasan Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha
Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Agaasimihii Guud ee Hore ee
Hay’adda Maamul Wanaaga
2. Faysal Cali Sheekh Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo
Isgaadhsiinta Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda
iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
3. Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda
Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda
Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka.
4. Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda
Warshadaha Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Caafimaadka.
5. Xasan Cumar Hoori Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga
Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta.
6. Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo) Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta
Tayada (Quality Control) Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda
Dib-u-dejinta.
7. Siciid Saleebaan Mire Xil Suge Gudoomiyaha Guddida hore ee
Ilaalinta Tayada (Quality Control)
Masuuliinta Xilalka laga nasiyey
SNo. Magaca Xilka
1. Maxamed Daahir Khayre Xog-hayihii Guud ee Hore ee Guddida La-dagaalanka
Aids-ka (SOLNAC).
2. Cabdi Ibraahin Cabdilaahi Maareeye Ku-xigeenkii Hore ee
Wakaaladda Biyaha Hargeysa.
3. Mustafe Maxamed Qodax Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda
Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska.
4. Xuseen Xaaji Axmed Yuusuf Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda
Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka.
5. Salaan Cabdi Cige Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda
Ganacsiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah
ALLAA MAHAD LEH
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
|