Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxa med Maxamuud (Silaanyo) Oo Caawa Kulan Balaadhan La Yeeshay Madax-dhaqameedka Gobolka Togdheer.


 


Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Culimo awdiinka, Boqorada iyo Masuliyiinta kala duwan ee Gobolka Togdheer..............


Burco (TNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaa nyo) waxa uu caawa kulan balaadhan la yeeshay Madax-dhaqameedka gobolka togdheer oo mad  al il yartu is qabatay kulan balaadhan oo casho sharaf ah madaxwyenuhu ugu sameeyey Hotel City Palace.

Hadba kulankan oo ahaa mid qiimo gaar ah u leh bulshada Somaliland waxa muhiimadiisu ahayd si dii looga wada qayb qaadan lahaa guud ahaan reer Somaliland meel ay joogaanba wadada uu   dh agaxa dhigy ee Ceerigaabo ilaa Burco taas oo madaxweynuhu u badheedhay inuu ka dhabeyo rab itaankiisa iyo ka shacbiga Deegamadaaasi iyo goboladaasi ku dhaqani ay baahida weyn u qabaan mar uun in ay helaan wado laami ah oo ay kaga raystaan rafaadka iyo dhibta haysata ee ku daba dheeraatay.

Wadadaa oo madaxweynuhu uga dhabeeyey maanta isaga oo dagax-dhigay isla cawana kulan ba ladhan u sameeyey Cuqasha, Culimo awdiinka, Boqorada iyo Masuliyiinta kala duwan ee Gobolka Togdheer halkaasi oo loogu yaboohay ama loogu baaqay in qof walba ka qayb qaato dhaqaalaha loogu ururinayo Wadasi waxaana Hadalka qaatay oo go'an geesinimo ku dheehan tahay ku furay qaadhaankii wadaaasi loogu yabobay $1,200 oo dollarka USA ah oo ahna Bisan socota Mushahar kiisa Xildhibaan Cabdiqadir indho-indho iyada oo halkaasi ka sii socotay yaboohida wadada loogu yaboohayo dhaqaalaha lagu maalgelinaayo wadasi si loo dhamays tiro.
 

Timacade News Desk