Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,Axmed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Ganacsade John Moore, oo ka mid ah Ganacsadayasha waa weyn ee dalka Maraykanka


 



Hargeysa (TNN):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ,Mudane Axmed Maxamed Sila any o ,waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Ganacsade John Moore oo  ah Ganacsade weyn oo da lka Maraykanka iyo caalamkaba caanka ah kaas oo shirkii ganacsiga Somaliland ee lagu qab ta y London Oct 14, 2014, balan qaaday inuu Somaliland mar uun indhaha ka soo qaadi doo no, riyadaasi oo uu ka dhabeeyey ganacsaduhu dalka Somaliland ku yimid, isaga oo weliba had yad uga soo dhi gay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Buug uu qoray oo uu ka ga hadlaayo Somaliland iyo Somalia si gaarana uu Chapter kiisa 10 aad ku xusay hogaamin ta Madaxweyne Axmed Max amaed Silaanyo.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wa siirk a Qorshaynta Qaranka, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxw eynaha.