Madaxwaynaha Somaliland Taariikhda Ayaa Qori Doonta Wax-qabadkiisii Intii uu Xilka Hayay
 


Marka hore Sample Imagewaxaan salaamayaa dhamaan akhristayaasha iyo dadwaynaha  So maliland waxaan kale oo halkan aan dhambaal Hambalyo iyo duco aan halkan u soo  mariyna yaa madaxwaynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale kaahin.

Marka aan intaas ka nimaadno waxaan halkan kaga soo koobi doona waxayaalihii uu  madax wayne Rayaale Qabtay inta uu xilka hayay Madaxwanyne Daahir Rayaale ayaa markii loo  dh aariyay xilka madawayninimo waxa uu Qabtay inta uu xilka hayay isagoo soo jeediyay  dadw aynahaynaha Somaliland .


Balanqaadayadii madaxwaynaha ayaa dhamaan wada suurta galin iyadoo badankeedi  qabso omeen Inta uu xilka hayay madaxwaynuhu waxaa inoo qabsoomay waxyaalo tiro badan oo ay ka mid yihiin Horumar dhaqaale ,horumar dhinaca waxbarashado iyo mid ganacsi .
Waxa mid ah balanqadyada madaxwaynuhu soo jeediyay aqoonsi ama ictiraaf in aan heli doonoInkasoo ilaa hada aanay u soorto galin isagoo naf iyo maal u huray sidii uu  u  raadin lahaa ictiraaf isagoo la kulmay madaxwaynayaal badan oo ay kamid yihiin madaxwaynayaaa sha afirica iyo kuwa carabta

Waxaan ka madhnayan wada hadlada ilaa hada ka dhexayee wadamada reer galbeedka gaar ahaan kuwaKu yaala qaarada yoroupe Isagoo safarkiisiii u danbaeeyay la kulmay raysal wasaaraha wadank Egland Runtii madaxwaynahu waxaa kale oo soo cusbanaysiiyay  saaxbti namadii wadamada aynu jaarka nahay Ee itopia iyo jabouti isagoo halkaas safaro gaar gaar ah ku tagay lana kulmay madawxaynayaash wadamadasi.

Halkan kuma soo wada koobi karno waxqabadyadii faraha badnaa ee madaxwaynuhu soo  qa btay inta uu xilka hayay iyadoo qof walba oo muwaadini karano waxqbadayadii uu qabtay madaxwaynuhau.


Dhinaca kale wadamo badan ayaa isku dayay in ay qabtaan argagixisada iyo budhcad  badee da iyodoo u suurta gashay xukuumada Rayaale in ay gacanta ku dhigaan argagaxisada iyo budhcad badeedka.Runtii waxa uu madaxwayne Rayaale u qalmaa bilad dahab ah oo ku  kas baday waxqabyadiisa uu qabtay inta uu xilka hayay …………..


La soco qaybta dambe

 


Waliid cabdiraxman cali

Hargaysa-Somaliland
Waliid_7@hotmail.com
+252-2-4244592