WAR-SAXAAFADEED

 

 


UJEEDDO: Magacaabid Guddi


Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Digreeto madaxweyne ku magacaabay Guddi Shan xubnood ka kooban oo soo baadha kana soo talo bixisa sicir-bararka dalka ka jira, oo uu gudoomiye u yahay Madax weyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland.

Xubnaha Gudida

1. Madaxweynaha ku-xigeenka JSL (Guddoomiye)

2. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda (G/ku xigeen)

3. Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL

4. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha

5. Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL


 


ALLAA MAHAD LEH

Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)

Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.