MADASHA WADATASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA OO MAHADNAQ IYO BOGAADIN U DIREYSA QURBA-JOOGA REER SOMALILAND

 



Anigoo ku hadlaya afka Madasha Waatashiga iyo Toosinta Qaran wxaan mahadnaq iyo bogaadin u dirayaa dhammaan dadweyna reer Somaliland ee qurbaha ku nool sida ay hiil iyo hooba isula garabtaageen Madasha iyo wadan jacaylka iyo lexajeclada ay wadankooda u muujiyeen. Runtii waa wax aad loogu farxo wadaniyadda aad muujiseen ee geesinimada ku dheehantahay.

Waxa xusid mudan in intii aanu ku dhawaaqnay Madasha Wadatashiga iyo Toosinta in dadweyna ha reer Somaliland ay ididiilo soo gashay oo ay ogaadeen in ay wadankooda ilaashanayaan oo ay meel uga soo wada jeedaan gudo iyo debedba.

 

 



AFHAYEENKA M.W.T

Muj. Ibrahim A.Hussein