Maamulka Shabakada(Gabooyenews.com)Oo Si Kulul Ugu Jawaabtey Una
Cambaareysey”Kamaal Aadan Canshuur,,Kamaal Lugey”By-Mrgaboye.
Maamulka Shabakada(Gabooyenews.com)Oo Si Kulul Ugu Jawaabtey Una
Cambaareyse y”Ka maal Aadan Canshuur,,Kamaal Lugey”By-Mrgaboye.
Haddaan gabayga uurkoo buka iyo arami kaa keenin Asaan olol xanuun
iyo jacayl kugu igb aaraynin Afkuun baad ka leedee tixuba Arar ma
yeeshaane.
Toranto-15-February-2010(Gabooyenews.com)Aduunyadda ninkii nooloow
maxaa aragti kuu laaban ,,haddii aanu nahey maamulka shabakadda
madaxa banaan ee gabooyenews.com ..waxaanu maqaalkan si kulul ugu
cambaareyneynaa ninka la yiraahdo “kamal aadan
canshu ur,kamaal lugey”oo shaleyto-14-feb-2010-maqaal ku soo
daabacey webka//www.haatufnews.com//
kaasoo uu ku cambaareynayo qurba joogta beesha gabo oye iyo waliba
websetkan gabooyenews.com uu ku tilmaamey mid wararka buunbuniya
isa goo daba socda maqaalkiisana jawaab uga dhigaaya eedeytii iyo
cambaareyntii loo soo jee diyey xukuumadda somaliland xadhigii
xaqdarada ahaa ee loogeystey todobaadkii hore,q oyska
dhibanaha ah oo kala ahaa’nimcaan aadan cisman dhabar” oo ay walaalo
ahayeen “marxuunkii khadar aadan cisman dhabar” iyo adeerkii iid
cismaan dhabar” ee lagu xirey hargeysa.
haddii aanu nahey shabakadda wararka saxaafada xorta ah ee
warbaahiinta waxaanu cad eyneynaa inaanu nahey warbaahiin
madax banan oo xor ah wararka aanu u soo tabino akh
ristayaashayadana ay yihiin kuwo xaqiiqa oo dhab ah waxaa kale oo
xil gaari naga saarany ahey umadayada beesha gabooye ee ay
hadheeyeen xaqiraada iyo xaqdarada lagu hayo waana waajib inaanu
wixii dhibato loogeysto umaddayada meelkastaba oo ay ku nool yihiin
sidda ,somaliland ama somalia ama putland ,oo aanu u soo bandhigno
akhristayaasha warbaahintayadda waxaanan u sheegeynaa shaqsi kasta
oo isku daya inuu isku dayo inuu warbaahiinta shabakada
gabooyenews.u hanjaba ama dacaayad barobugando ah ka sameeya inuu
kala kulmi doono jawaabtiisa ku haboon.waxaa kale oo aanu
shaqsiyadkas u sheegeynaa “allah swt”mooyee inaanan cidkale oo aanu
ka baqeynaa inaanu jiriin…
waxaanu marlabaad si kulul u cambaareyneynaa shaqsigan ku adeeganaya
magaca gaboo ye”kamaal lugey” iyo cidkastaba oo caado qaate ah
oo u adeegaya cadowga umadda gaboo ye kuna haya dhabar jabiin
iyo burburiin midnimada umada beesha iyagoo dane shisheeye ka leeh
una adeega “wajiyo saddex geesooda”oo ka talinaaya hadimada iyo
hagar daamada umada gabooye.iyo waliba hagardaameynta jiritaanka
jamhuuriyada somaliland waxaanuna halkan ku cadeyneynaa iney jiraan
shaqsiyaad uu ka midyahey “kamaal aadan canshuur ina lugey” inuu u
adeego shaqsiyaad ka soo horjeeda gooni isku taaga jamhuuriyada
somaliland oo ku nool dalka dibadiisa sidda ururka uu sheeganayo
inuu gudoomiye u yahey ..ku waa soo dabada ku haya maamulada kale ee
ka jira somalia..waxaanu taasna ku cadeyneynaa hadaanu nahey
muwaadiniinta dhabta ah ee u dhashey jamhuuriyadan soamliland
inaaney ururkaas uu sheeganaya aaney ku jiriin hal xubin ah oo ka
soo jeeda somaliland shaqsi gan”kamaalna ‘ee ku fanaya inuu
gudoomiye ka yaheyna aanu u dhalaan jamhuuriyadda somaliland.
waxaanu jamhuuriyadda somaliland iyo walaalahayaga shacbiga
somalilandba u cadeyneyna iney jiraan shaqsiyaad u adeegaya dadka ka
soo horjeeda qadiyadda iyo gooni isku taaga jamhuuriyadda
soamaliland. oo aan u dhalaan ciida iyo dhulka somaliland kuwa soo
ku nool magaaladda hargeysa iyo goboladda kaleba oo ka soo jeeda
asal ahaan maamuladda ka soo horjeeda somaliland gooni isku taageeda
,shaqsigan “kamaal lugey”waxaanu cadeyneynaa inaanu u dhalaan
somaliland oo uu u dhashey asal ahaan kililka shanaad ee ethiopia
salkana uu dabada ku hayo goboladda putland gaar ahaan magaalada
galkacyo.had iyo jeerna uu ka shaqeeyo siddii uu iskaga horkeeni
laha muwaadiniinta dhabta ah ee u dhashey somaliland ee qurbaha ku
nool isagoo si gaara ugu adeega ciidanka “cid” somliland kolbana nin
ka mida muwaadininta beesha gabooye ee reer soamliland dhabarka uga
tabta isagoo u sameeya mu,aamaro iyo wanjalaad aan jiriin ..
maantana uu rabo inuu ugu faano ama sheegto inuu yahey nin asliyan
ah oo somaliland ah oo uu hadana kuwii muwaadidiinta dhabta aheyd ee
ka awoow ka awoow somalilanderka ahaa ee qurba joogey ka dhigo iney
yihin kuwo dacaayadaaya somaliland waxanu leehnahey xukuumada
somaliland waa iney ka feejignaataa shaqsiyadkas u adeegaya
“wajiyadda saddexgeesoodka ah” ee ka soo horjeeda jamhuuriyada
somaliland .
waxaanu cidkasta u cadeyneynaa haddii aanu nahey muwadiniinta dhabta
ah ee reer somaliland ee ku nool qurba wixii dhibaato ama wax yeelo
ah ee umaddayada dalka ku nool logeysto inay waajib nagu tahey
inaanu ka hadalno kana soo saarno baaq iyo cambaareynba cid aanu
kala gabaneynaana aaney jiriin ama aanu uga waabanaeynaa sababto ah
waa midaanu xaq u leehnahey inaanu ka hadalno dal iyo dibadba ,laakiin
aanan marnaba qadiyadda gooni iksu taaga iyo aqoonsiga dowladda
soamalilandba aanu kala midnahey walalahayga muwadiniinta somaliland
kalana mideysanahey hadafkooda aayo ka taliinta ah jamhuuriyadda
somaliland..
guntii iyo gaba-gabeyntii waxaanu si wadajira u cambaareyneyna
shaqsigan u tafa xeytey iyo kuwa kale ee la damiirxumadda leeh
sidii uu munaafaqad iyo xumaan uga dhax abuuri lahaa muwadiniinta
dhabta ah ee reer somaliland ee qurbaha kunool iyo waliba shacbiga
walalahayaga reer somaliland isagoo u adeegaya shaqsiyaad dana gaara
ka wata guud ahaan iyo gaar ahaanba shacbiga somaliland iyo
xukuumadoodaba iyo cidkasta oo ka dambeeysey xadhigii loogeystey
dhibanaha ‘nimcaan aadan cisman dhabar iyo adeerkii iid cisman
dhabar” meelkasta oo ay jooganba waxaa kaloon cambaryneyna
shaqsiyaadka isku dayaya sidii umada loo mijixaabiinlahaa ee ku
qaraabanaya mansab aaney mudnay ama aqoonteeda u laheyn ee fadhi
kudirirka ah iyo cidkasta oo caade qaate ah oo sumcadiisa iyo tan
umadiisa ku badalanaya qaraamaad,
waxaanan ku waanineyna “kamaal lugey”inuu iskaga waantoobo
munaafaqada iyo xumanta uu tolka dhexdhigaayo iyo u adeegista
shaqsiyaadka danaha umadda baabiinaya ee laablakaca qaawani
wado.waxaana la yirii”
“Hasha Qadawga Laacaysa Qawga ka Sokeeya Ma Aragto” waxanan
kuleehnahey adeer somalilander dhaladaano nahey waanan u dhalaney
somaliland waana dhulkayagii waa dhaxalkii awoowgayo dhib iyo
dheefba wanu la wadaagna “maahmaah gaamurtaa tiri”baqashii fardaha
la daaqdaa faras faras bey is moodaa”
Fiin yahay adaa ololayoo, oohin ciirsadaye
Haddii aan laguu imanin waad, aammusi lahayde
Maxaad aragtay waan kula qabaa, uurku taallada’e?
Waxay tidhi “Ilaahay haddaad, aad u garanayso
Oo aad Islaam tahay iddaa, waan irdhaysnahaye.”
Waxaan idhi “Qofkii i abhiyaa, wuu ammaan heliye
Ashahaadada iyo waan aqaan, aayaddii Nebiye
Hayeeshee ilmada kaa dhacdiyo, umalka guudkaaga
In yar iiga sheeg waxaan rabaa, inan ogaadaaye.”
Waxay tidhi “Inkaar buu ku go’ay, odagi Soomaale
Awlaaddi uu dhalayna waa, sida adoogoode
Hadday ul iyo diirkeed yihiin, rag iska eegaaya
Afrikadan ma joogeen nimaan, aabbe ku lahayne
Ayax kuma dhaleen kaymihii, ubaxa weynaaye
Anna aydii aan joogi jirey, kama abraareene.”
Qore:Editorka Guud Ee Shabakada Isha Wararka Ee (Gabooyenews.com)
Mudane -Barkhad Xaaji Cabdi”Mr Gaboye”….
Editorka Guud Ee Shabakada Isha Wararka Ee (Gabooyenews.com)Mr
Gaboye….
Email: abokoriye1@hotmail.com.
Email: mrg@Gabooyenews.com.
Haed Office ,Kitchener Ontario Canada…
|