MARXUUM AXMED AW MAXAMED AADAN

 

Maamulka Gobolka Gabiley iyo dhamaan Bahda Saxaafada Gobolka Gabiley , waxay tacsi u dirayaan ,dhammaan ehelkii, qoyskii, ehelad ii,qaraabadii ,uu ka geeriyooday marxuun Axmed Aw Maxamed Adan , oo ka mid ahaa odayada Gobolka Gabiley ,oo khamiistii ku ge eriyooday magaalada Gabiley .

Waxaan dhammaantayo marxuumka ilaahay uga baryaynaa,danbi dhaaf iyo inuu janno fardaws ka waraabiyo,dhammaanteenna ilaah ay samir iyo iimaan innaga siiyo
 


Aamiin Aamiin Aamiin



 

Weriye Nimcaan Dheeg Ibraahim
Longlivesomaliland News Desk
Gabiley Somaliland




gabiley