MA DHIIRI GELINAAYO RABASHADO IYO KHAlKHAL DALAKA KA DHACA


 

 


Wa nasiib darro, dawladii siiiraanyo hadii ay lugta ku walaaqday codadkii dadka REER SOOMA L ILAND ,, waxa mid lala yaab , ninkii uga da,da weyna siyaasinta la tiriyo haddii uu sad uga dhigay dadka reer Somaliland cadaalad daro iyo codadka dadka in lugta lagu walaaqo qof la doono la soo saaro, ka kaklana circa loo laalo. Ma dheera, ee shaly bay ahyd , waad se ilow day , markii aad kursiga ku fadhiistay in cadaalad aad ku dhaqdo . Maantana dhiig ayaad gac anta la gashay iyo ceeb aan kaa hadhin abid. Ma dhiiri gelinaayo rabashado dhaca iyo amaan darro soo korodha waxaanse balan qaaday in ay maanta kuu bilaabantay mucaaradadii ugu adkeeyd ee ku soo marta ... Saylac, sool . sanaag , hargeysa iyo burco intaba wey ka muuqa taa faragalinta iyo in aya wada heshiiyeen komishankii iyo Dawladu. Waxa ay cadeynayaan hay, adihii aduunyada qaar ka mid ihi in cod bixintan ay tahay mid ku shubasho Ah. Sanaaduu qdu meel kastaba ilaa hada lagu hayo iyo weliba foto kobiyo nuqul ah in burco lagu hayo.

Waxa luntay sharaf ilaalintii heybada dawladnimo, waxa lagu dheeldheelay qaranimadii dhiiga loo soo galay , dad , ka dhaga la” ummadu tii ay soo martey ayaa maantan halis rabta umm mada in ay gelis . tan ayaa ummada ugu filan tijaabo cadaalada darada siiraanyo iyo dawlad a maanta. Aad baan uga xumahay adiga oo da, weyn in ay niman yar yar kuu soo hooyaan wax aanay gayin milgaha dawladnimo.

Waxaan ku arkaayey tirsooyinkii qoraalka weyn ee BOOBE YUSUF DUCAALE, oo I xasuusin jire y qoraal weyn ee masar xasannayn haykal maalmihii qoraalka aqoon iyo masuuliyadii ay ka muuqato uu ku soo bandhigi jirey isaga oo ilaalininaya sharciyada saxaafada , milgaha iyo ha naanka wax loo qoro ama loo sheego, weliba raba in uu dhaxal raad-raac ugu tago da’ yarta soo koraysa ee maanta jaamacadaha dalka ku jirta.

Bal hadaba aan qoraalkisi Boobe mid yar idinka xasuusiyo, IDAACAD ( Radio) ay leeyihiin ko ox wadaado ah oo madax u yahay wasiirka diinta iyio awqaafta, iyaga oo marmasiyo uga dhi ganaya idaacad quraanka ah ay noqon doonta , waa sida ay ku andacoonayaan.

(Waxa jira wax khayr leh oo si baadil ah loo doonaayo ), ayuu yidhi sayid cali binu abu dalib karama laaahu waj hu.

Bal dhinacyo badan aynu ka eegno faLkan IDAACADA, sida sharci darada ku soo gashay dalk a ee ay kiooxi leedahay, ee waliba taal “ Radio Hargeysa” dhexdiisa.

Waxa ay nu ogsoonahay in IDAACAD cidi leedahay in ay xaaraan ka tahay dalka oo aan cid na loo ogolayn , haday tahay mid ganacsi, mid quraan, mid kooxeed intaba . Balse IDAACAD ANI wey soo gashay xataa mid la kootrobaan ah ama la tahriibinaayo maaha, ee waxa ay ta alaa xeryihii dawlada weliba madaxtooyaduna wey ogtahay.

Bal hadaba mee sharciga cidii ilaalineysay? mee Booliskii Dalku? mee Xeer ilaaliyihii dalku ? meel dawladii ? Dalkan masuulka ka ahyd ee in ay dadka iyo dalka wax sharci daro ah in ay ku soo galaan ay ka ilaaliso ay ahayd mee? Marka masuul dawlada ku jira uu ku kaco wax d alka sharcigiisa meel kaga dhacay weliba halisna gelin karao ileyn koox wadaado ah ayaa wa da oo weynu ogsoonahay in ayrabaan kooxdoodu in kooxaxa kale dalka ka jira ay kaga gac an sareeyaan si codkoodu dalka oo dhan u gaadho.YHadaba ma dawladanimada , Ayaan la garasnayn , ma badheedhbaa , mise dadka ayaan laga fileyn in ay wax garanayaan

Waa waajib dalka iyo dadka in ay ilaaliso cida masuuliyada heysa sharciyada dalka ku dhaqan to cida sharciga jabisana ciqaab la mariyo.

Waxa maqaalkan ku soo af jarayaa dhalinyarada maanta dalka joota in aanay taageerin wax rabsho ama khalkhal gelinaayo waayo waxa tihiin tii dhaxalkan lahyd.
 

 

 

IMAAM OMAR QIYAS