Liiska Magacyada Gudiga Qaban Qaabada Shirwaynaha Kulmiye

 



Waxaa jira xubno kale oo magac yadoodu aanay warbaahintu helin ................


Hargeysa (TNN):- Hogaanka xisbiga Kulmiye iyo madaxweyne Siilanyo ayaa la sheegay inay isku waafaqeen liiska xubnaha gudiga qabanqaabada shirweynaha

Kulmiye inkastoo dhawr xubnood laysla qaatey in la bedelana bedelkoodii laysku waafaqay.
Xubnaha Guddida qabqaabada shirweynaha Kulmiye ilaa hadda magacyadooda warbaahintu heshay ayaa waxaa ka mid ah:-


1-Faarax Xadhigle
2-Xildhibaan Saleebaan Bukhaar
3-Xildhibaan Saciid Cilmi Rooble
4-Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi
5-Xildhibaan Ibraahin Kacaan
6-Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere
7-Mustafe Faarax Dhoore
8-Cumar Dixood
9-Xasan Gaafaadhi
10-Cabdi Giire
11-Axmed Xuseen oomane
12-Abuubkar Xaamud Jibriil
13-xildhibaan Maxamuud Jaamac warfaa
14-Xildhibaan maxamuud Axmed obsiiye
 


Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland