Ogaysiis. Laanta xisbiga kulmiye ee Finland oo dib loo habaynayo

 

 


Dhamaan taageerayaasha xisbiga Kulmiye laantiisa Finland waxa laogaysiinayaa in La qab anayo shirweyne dib loogu habaynayo laanta xisbiga kulmiye ee Finland 16.1.2016 Maalin ta sabtida ah

Iyadoo laga duulayo siyaasadda guud ee xisbiga isla markaana ay lagama maarmaan noq otay in dib udhis iyo habayn lagu sameeyo silooga shaqaysiiyo xisbiga laantiisa Finland wa xa markale laga codsanayaa dhamaan taageerayaasha iyo daneeyeyaasha Xisbiguba ina y kasoo qaybgalaan shirkaas muhiimka ah oo lagusoo casuumi masuuliyiinta iyo hogaanka xisbigaba.
 



Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh.

GUDOOMIYAHA GUDDIGA QABANQAABADA
TEL. 0466375012
TEL.0466673173