Kulmiye wuxuu ku badbaadi karaa gudoonka oo madaxweynaha lagu celiyo
Waxaan salaamyaa warbaahinta reer somaliland ee wararka sida
wanaagsan noogu kala tebisa asww. Waxaan leeyahay noolaada intaasi
kadib waxaan jecel ahay in aan in yar ka idhaahdo xis biga kulmiye
oo mudo asqaysnaa walina asqaysan iyo sababaha ugu wacan iyo sida ku
haboon ee loo xalin karo asqadaasi oo aniga fikirkayga uun ah.
Hadaba mudo sanad iyo badh ah ayaynu haynay xilka dawladan yar ee
reer somaliland mudo si deed sanadood ahana waxaa aynu u soo
halgamaynay in aan ku fadhiisano kursiga ugu mudan dalka ninba meel
uu kaga hagaagoba hase ahaatee way hirgashay tii waxaa inaga
kharibay qod obo aan laga fikirin oo aan ku qoranay xeer hoosaadkii
xisibiga kaasi oo ah in la kaalsaaro xisbi ga iyo dawlada iyada oo
ay ahayd in mar haddii la guulaystay in xilka xisbigu iyo ka
dawladuba meel wada ahaado taasi waxa ay dhayi lahayd xisbiga
kulmiye oo dawlada wada gala iyada oo ay jirto in xisbi kasta oo ku
guulaysta xukunka,oo mas'uuliyada guud ee dalkana loo tirinayo xis
ibigaasi ku guulaystay foodka dalka.
Hadaba kala saaridii xisbiga iyo dawladu waxa ay keentay in kulmiye
lala qaybsado dawladii ama xukunkii taasi waxaa ay ku timid kala
saarida xisbiga iyo dawlada waxaa iyana jirtay yoolyooltan dhex
maray xubnaha hogaanka xisbiga iyo dawlada taasi oo ay ugu wacnayd
kala kaxaynta xisb iga iyo dawlada markaasi waxaa sii xoogaysanayey
tafaraaruqa kulmiye isla markaana waxa a sii xoogaysanayey garab
marka xukuumada ay garab maraysay xisbigeedii taasina waxa ay tim id
markii uu yimid yoolyooltanka hogaanka xisbbiga iyo xukuumada oo ay
ka mid tahay xubno ba dan oo dhaleeceeyey mar iyo lababa xukuumadii
ay dhaliyeen (waa hogaankee)ilaa imika khalad kii dhacay wali dawo
looma helin walina waxaad moodaa in aan cidi fahansanayn haddii
lafahma yna waxaan filayaa in loo badheedhay in aan waxba laga qaban.
Sidaasi awgeed waxaa loo baahan yahay kulmiyow sidii aad u soo
ceshan lahayd meela isugu k eeni lahayd xisbigii iyo dawladaadii
waxaba yaan lagu afgobaadsan in dawlada iyo kulmiye isku mid yihiin
balse waxaa iska cad in la kala socodo waayo?muj muuse wuxuu
doonayaa inuu shan ta danbe uu noqdo musharax kana calfqaado
hamigiisa siyaasadeed waxaa ka horeeya inuu sa mee yo garoonkii uu
ka tartami lahaa kaasi oo wali aan u arko inuu ku jiro mugdi badan
mugdiga asi oo ay ka mid yihiin xisbigiisii lagu wareejieye oo lagu
furay ururo badan kuwaasi oo kala qayb saday seddexdii xisbi ee hore
u jiray oo kulmiye ka kow yahay iyo iyada oo aanu xisbigiisii xilkii
dawladni mo ee uu hayey laga saarayo oo lagau bedelayaayo xisbigii
hore ee uu ka badiyeyey(waa udub e) dadka oo jecel wixii cusub sida
ururada badan ee abuurmay oo dadku xiisaynayo.
Waxa kale oo jira odaygii xisbigan aasaasay (waa madaxweyne
siiraanyoe) oo ay mudo u hadh sa n tahay isla markaana doonaya inuu
xisbigii dib ula soo noqdo si uu ugu tartamo markale ama uu
maamulkiisa u qabto si aanay u dhicin gudoonka kulmiye ay mar labaad
muran ama mincaara dadi kaga timaado iyo waliba siiraanyo oo aan
raali ka ahayn in muj muuse bixi soo baxo balse uu doo nayo inuu u
carbiyo haddiiba ay dhacdo inuu talax gabo ninka isagu uu doono kuna
soo saaro aw ooda dawladnimo ee uu hayo ninkaasi oo imikadan lafteed
saaxada siyaasad ka muuq da waa (Aw samaale).
Hadaba anigu waxaan soo
jeedin lahaa in xisbigii kulmiye dib loogu celiyo aasaasihii
sameeyey oo ah madaxweyne siiraanyo sababta oo ah mamulaka xisbgu
waxaa uu ku wanaagsan yahay in da wladu maamusha oo ay gacanta ku
hayso si aanu xisbigii u baab'in ama aanu u awood yara yn is la
markaan xisbigu waa in uu dawlda ku jiraa oo uu hayaa xilalkeeda si
uu isaga caabiyo mi n caara dada ka hor imanaysa isla markaana uu si
uu iskugu kalsoonada madaxda hogaamnays aana ka mi d noqoto dawlada
haddii aanay sidaasi dhicin xisbiga kulmiye ma soo baxayo waanu
hadhayaa w aayo cago badan kuma taagna xukuumaduna waxay kula jirtaa
dagaal isna tamar badan malaha markaa anigu waxaan leeyahay golaha
dhexe ee furmaya bish14keed ha habee yo xeer hoosaadk a xisbiga hana
laga saaro faqrada odhanaysa cid baa cid wax ku wareejina y sa. Muj
muuse waxa an leeahay siyaasadu waa wixii suurto gal ha u qaadanin
in xeelad iyo xoog midna lagu keeno mi da kale madaxweynuhu markii
qodobka wareejinta uu ogolaanayey waxbuu doonayey wixii imika wuu
helay waxaa loo baahnaa in lagu ixtiraamo oo la yidhaahdo mar haddii
aan helay guushii xis biga waxba ha wareejine inoo hay idina aad
dawladiina ka mid noqotaa sid aasi ayaa ugu wanaag badanayd imikana
waxan aan kor ku soo sheegay waa wax wada jira wa x suurto gelayaa
waa yar yahay waxaan idinkula talin lahaa in xisbigii ku celisaan
madaxweynah a dalka idinkuna ka mid ahaataan xisbiga kadiban kolba
sida ay wax u suuro galaan aad ula soco taan idinka oo dawladiinii
ka mid ah.
Guntii iyo gabagabadii waxaan leeyahay xisbiga kulmiye hala
badabaadiyo oo dib ha la iskugu cel iyo xisbigii iyo dawladii is
watay mudada dheer haddii ay dhici weydo taasi oo madaxweynaha di b
loogu celin waayo gudoonka xisbiga masoo baxayo xisbiga kulmiye
taasi ha la ogaado waayo wa xaa halkan yaala shirgudoon aan laguwada
kalsoonayn.
|