Ogaysiis: Kulan Professor Axmed Ismaaciil Samatar iyo Jaaliyada Somaliland ee London

 



Urur jaaliyadeedyada East London Somaliland Society iyo West London Somaliland Commun ity waxa ay si wada jir ah bulshada reer Somalialnd ee London ugu bushaaraynayaan in Pr ofessor Axmed Ismaaciil Samatar jaaliyada hadal u jeedin doono maalinta Axadda ee bisha n July 7-deeda. Professor-ku wuxu jaaliyada uga warami doonaa wuxu dalkii Somaliland ku soo arkay iyo aragtidiisa ku salaysan sida loosii xoojinayo geedi socodka qaran tay-yeenta Jamhuuriyada Somaliland.



Kulanku wuxu ka dhici doonaa Jaamacada Queen’s Mary University of London, Blizzard Building, Turner Street, Whitechapel, E1 2AT wuxuuna bilaabmi doonaa 2-da duhurnimo.



Hadaba ha mooganina inaad kasoo qayb gashaan kulankan qiimaha iyo sharafta badan ee aynu kusoo dhawaynayno professor-keena.



Wixi faahfaahin ah waxa aad kalasoo xidhiidhi kartiin talafoonada kala ah:



Iid Xasan: 07870515334

Suldan Jama: 07960332815

Ayan Mahamoud: 07903712949