 
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
KULAN MUHIIM AH OO AY JAALLIYADDA HOLLAND KU YEELANAYSO
MAGAALADA ROTTERDAM
Waxaa waddanka Holland imanaya Wafdi ama Koox (Team) ka tirsan
TV-ga Qaranka Somaliland ee U.K. oo uu hoggaaminayo Agaasimaha
Qaaradda Yurub mudane Cabdiraxmaan Mohamed, iyo xubno mihiim
ah oo Weriye iyo Sawirqaade (Cameraman) oo doonaya inay
u dhaba galaan, Barnaamijna ka diyaariyaan nolosha jaalliyadda
Somaliland
ee ku nool Netherland.
Waxa haddaba si xushmad leh looga codsanayaa dhammaan qeybaha kala
duwan ee bulsho weynta Somaliland (Aqoonyahan, Suuganyahay,
Fannaaniin, Baayac-mushtar, Haween, Dhallin yaro iyo Waayeel) ee ku
dhaqan dalkan inay ka soo qeyb galaan
Kullankan Taariikhiga ah ee muhiimka ah.
Addresska goobta kullanka
Putseplein 28
3073 HT Rotterdam
Netherland
Taariikhda 29.08.2014 oo ku beegan jimcahan habeenka sabtidu soo
gelayso
Saacadda 17.00 - 22.00 hrs
Wixii macluumaad dheeri ah kala soo xidhiidh
Mr. xasan cadde tel 0681479439
Mr. Suweys tel 0685336378
Mr. cali xaruuri tel 0684100933
Mr. maxamed yuusuf 0684297521 |