KULAN DHEXMARAY GUDIDA SARE EE WADANI UK IYO GUDOOMIYE KU XIGEENKA 1AAD EE XISBIGA WADANI

 



 


London (TNN):-shir ka qabsoomay Hoteelka Idman oo ku yaal galbeedka London oo ay isugu yi maadeen guddida sare ee xisbiga waddani ee uk iyo wafdi uu hogaaminaayey guddoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga waddani mudane Ahmed muumin seed . shirkaas oo ahaa si heer sare loo soo agaasimay , waxay guddidu warbixin ballaadhan ay halkaas ku siiyeen gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga waddani mudane Ahmed mumin seed iyo agaasimaha guud ee xisbiga Marwo yasmin Ali Reygal .waxaa shirka furey guddoomiyaha waddani ee uk Mujaahid Hussein Adan Abdi Abyan( Hussein Adan Cadde), is goo ku dheeraaday amaanta tageerayaas ha xisbiga waddani ee UK sheegayna intii uu maamulka hayey in ay wax wayne la qabteen taa geerayaasha xisbigu, isagoo halkaa ka sheegay in maalinba maalinta ka danbaysa in ay soo ba danayaa taageerayaasha xisbigu oo aannu furney laamo cusub oo muhiim ah.Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata waxa uu si qoto dheer uga waramay wada shaqaynta laamaha iyo iyo gudd iyada in ay mareyso meel aad iyo aad u qiimo baddan,waxaa kale oo warbixin guud halkaas la gaga dhegeystay xubnaha guddida UK Mudane keenadiid, Mahdi , khalid, Saadiq Iyo Ahmed Anjeeh .


kadib waxaa hadalkii la wareegtay Agaasimaha guud ee waddani Marwo Yasmin Ali Reygal oo mahad naq iyo bogaadin ayey u jeedisay guddida guud ee UK siddii fiicneyd ee ay u soo dhaw eeyeen uguna bogaadisay sida fiican ee ay u wada shaqeeyaan . ka dibna waxaa hadalka la wareegay guddoomiye ku xigeenka kowaad Mudane Ahmed Mumin Seed wuxuu soo jeediyey wax qabadka guddida UK ee Waddani in uu yahay mid laagu bogaadiyo waxqabadka gudida cusub ee uk . waxa kaloo uu warbixin kooban kasiiyey xalada wadankeenu marayo .Guntii iyo gunanadkii wuxu gudoomiyuhu umahadceliyey  gudomiyha uk iyo gudidiisa sare sida sharafta leh ee aay usoo dhaweeyeen iyo wada shaqaynta fiicane  ee ka muuqata gudidoda sare.

 

 

 


WABILAAHI TAWFIIQ
AFHAYEENKA XISBIGA AHMED ANJEEH