Ku:- Madaxweynaha Ahmed M.Mohammud

“ wasiirka Arimaha Gudaha Ali Waran Cade

“ Wasiirka Deegaanka Shukri H.Ismaacil Bandere



Badaheena”waa Maydh iyo Xiis,Lasqorey,

Berbera,Saylca,Lughaya iyo Dakadahooda

Madaarad kuwa dhisan iyo kuwa la dhisi doono

Dhulka deegaanka iyo wixii la mid ah, Ogow.



Ujeedo Hantida umada waxa ka masuul ah idinka,

Dhaqankeena ama Soomalidu waxay canaantaan

Kolba ninka reerka u weyn ayaga oo odhanaya

Maalinba nin baa dhaasha ee dhaami maanta,

Aniguna waxaan leehay, maalinba Awaru baa dha-

Miya maanta idinku dhaamiya hantida umadana

Idinka ka masuul ah.,

Sida deeganka ,Badaha,dakadaha,Madaarada iyo

Soomaliland oo dhan, waayo markii lagu dooranaa-

Ya in aad ka masuul tahay nafdayada iyo wixii dalku

Leeyahay oo dhan,siiba kuwa waaweyn ee aan kor

Ku soo sheeg,umada dhulka daganina waxay ku

Midoow baan markaya Hantida waaweyn ay dowl-

Adu u madax banana tahay ee aan cidi gooni u

Sheegan,dowladuna ay sharaf ku leedahay ama

Masuul ku tahay.



Waxa aan doonayaa ama kaa cadsanayaa

In aad sidii aad ugu dhawaaqday wadooyinkii

Dalka in la dhiso, in aad hantida waaweyna la

Wareegtidi adaga oo eegaya mustaqabalka denbe

Iyo aayaetinka umada, Taarikhdu na ah qortee .



Wakhatiguna waa dhaw yahay, haddii u ku dhaafo

ma wanaagsana in aad calaacashaa ee ku darso,aayaha denbe,ogawna dadka iyo dulkaba.

Aniguna waxaan idin rajenayaa in Illahayna idin

Garab galo Inashala,aadna u nugota ayaanay

Idin dhaafin arintani,beelaha Soomaalilandna waa

Wada walaalo ee ma og tahay?





GUUL IYO NABADGALO

Hooyo Somaliland

The Netherlands.