komishanka Doorashooyinka Waxaan Ka Codsanaynaa Inay Iscasilaan Dhammaantood
Sida aynu kawada dheregsanahay waxa aynu qaadanay nidaamka xisbiyada ba dan oo aynuis nidhi waaka ugu dhaw ee somalilams ku gaadhi karto himilooyin keeda dawladnimotaam ah iyo aqoonsi caalami oo ay ka hesho beesha caalamka hadaba si aynu uhirgelino taa ayey u dooranay inay guddi dooraha oo inaga sa arta hawshaa baaxadaweyn ee culus keeda leh guddi gaas oo tii u horaysay ee ay kamid ahaayeen xubneheeda GUDOOMYE AXMED X CALI CADAMI G\KUXIEEG C\LAAHI JAWAAN AXMED AADAN CALI GOODIR SHUGRI X BANDARE MUUSE XISBI CISMAAN GARAAD QAW IYO XUBIN REER AWDAL AHAYD. Hadaba guddigaas oo a ad loo dhacay siday somaliland uga saartay doorashoo yin aanay hore u rag shacabka reer somaliland ayaa waxay guulaysteen inay hirgeliyaan doorasshooyinkii hore ee kala ahaa doorashadii deegaanka dooras hadii madaxtooyadadoorashadii golaha wakiilada hadaba guddigaas oo ay dawladu u kala dirtay si,aan kafiirasasho lahayn oo xitaa xubin qudha oo waxa u tilmaanta xubnaha cusub lagareebin ayaa lasoo magacaabay guddi cusub oo aan wax khibrada lahayn taas oo keentayin doorashooyinkii dalku dib u dhacaan taas o buuq badan oo dalka gilgiley gelisaydalka iska markaana ay kasoo dhex baxday musuq maasuq ragaadiyey hawshii kommishanalooga fadhiyey iyo musuq maasuqaas oo ay iyagu kamarqaati kacayaan inay ku kaceenkala qaybsanaan ay cayn ugu filantahay inay tiroba sadex gudoomiye iyo laba kuxigeenka bedeleen hogaaminta kommishan waxaanu urur ahaan kaga codsanaynaa inay iskood isu casilaan sida dunidadimuquraadiga ah ka dhacda waayo ceeb maaha iscasilaadu ee waa qof hawshii looigmaday wadi kari waayey islamarkaana cidii markii hore hawsha u diratay usooceliyey waxaanu urur ahaan aad ugu faraxsanahay inaad qirateen fadeexadihiinaislamarkaana aa ku xejin doontaan is casilaadiina oo ummada u horeedi doonta jidka ahin cidii hawsha loo diro qaban kari weydaa ummada dib ugu soo celiso TALO U SOO JEEDIN CIDA SOO XUSHA KOOMISHANKA DOORASHIIYNKA QARANKA waxaanu soo jeedinaynaa afarta waxood ee soo xula xubnaha guddiga doorashooyinka dalka oo kala ah m\weynaha soomaliland golaha guurtida somalilandxisbiga mucaaradka somalilnd ee kumiyexisbiga mucaaradka somaliland ee ucid inay iyaguna ka codsadaan inay xubnaha kommmishanku iscasilaan oo ay dib ugusooceliyaan hayadaha magacaabay maadaama ay fashilmeen ismarkkaan ay isu diyaaryaaninay soo xulaan xubno cusub oo bedla iyada oo maan iyo makaxda lagu hayo in waqtigiidoorashada m\weynaha uu waqti yari ka hadhay taas oo la dedejinayo magaabista xubnaacusub iyo ansixintooda silooga feejignaado dib udhac ku yimaada doorashadamadaxtooyada dalka taas oo haday mar danbe dib u dhacdo sababi karta burbur guud oodalka ku habsada BAAQ KU WAJAHAN QAYBAHA BULSHA SOMALILAND KU CULIMA AWDIINKA SOMALILAND KU URURDA HAWEENKA SOMALILAND KU URURADA DHALINYARADA SOMALILAND KU QURBE JOOGA SOMALILAND KU MADAX DHAQMEEDYADA SOMALILAND waxaanu qaybahana aanu kor kusoo xunay ku baaraarujinaynaa inay hoos u eegaan pomkadhagaraysan ee hoostooda yaala kaas oo ah kommishanka doorashooyina dalka oo hadiidoorashooyinka uu qaban waayana ay dhibaato bulshada ugu sugan tahay hadii ayqabtaan laga cabsi qabo inay laba xisbi ugu kala dhawaaqaan taasoo ah burbur danbeoo dib looga soo kabandoonin rabi haynaga hayee waxaanu urur ahaan idin kuboorinaynaa inaad guddigaas cuslays lagu saaro inay iscasilaan hayadaha soomagacaabayna qaar kale keenaan sid ugu dhaqsaa badan hadii kale waxaynubaraarugidoonaa goor tolo faro kahaaday wabilaahi tawfiiq
|