Komishanka Doorashooyinka Oo Ururada Iyo Xisbiyada Uga Digay In Aanay Samayn Karin Nambarada Astaanta U Ah Musharixiinta

 



Qoraal maanta ka soo baxay Komishanka Doorashooyinka oo uu ku saxeexan yahay Guddoo miyaha Komishanka.......

Hargeysa (TNN) Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta soo saaray go’aan ay Ururada iyo Axsaabta Siyaasada ku wargelinayaan in Musharixiinta uga qayb-ga laya Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka ay ka joojiyaan baahinta Nambarada loogu cod aynayo, iyadoo ay Musharixinta qaarkood baahiyeen Nambaradaasi.

Qoraal maanta ka soo baxay Komishanka Doorashooyinka oo uu ku saxeexan yahay Guddoo miyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Eng. Ciise Yuusuf X. Maxamed (Ciise-xamri), kaas oo Nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Timacade News, ayaa u dhignaa sidan: