Ka Qayb Qaado Dhismaha Jidka u Dhexeeya Tog-Wajaale iyo Kalabaydh si Ganacsiga Somaliland horumar ugaadho.


 

 


Gudida horumarinta Degmada Wajaale iyo Maamulka Degmada waxay Baaq u Dirayaan Bulshada Somaliland, Ganacsatada, Qurbajooga, Xukuumadda inay ka Qayb qaataan Dhismaha Jidka isku Xidha Magaalada kalabaydh iyo Degmada Ganacsiga ee Togwajaale.


Dhismaha jidku waxa uu ka mid yahay Waxyaabaha Khayriga ah ee loo yaqaano (Sadaqatul Jaa riya) ,ee marka aad dhimato ajarkiisu kuu soconayan....Hadaba waxaa laga Codsanayaa Bulsho waynta Somaliland ku dhaqan Gudo iyo Dibadba in la iska kaashado Dhismaha jidkaasi oo dhibaa to badan ku haya Ganacsatada Somaliland iyo Bulshada Wax ka soo iibsata degmada.
Wixii Caawimo ah waxaa loogu Diri karaa Account-yaddan Hoos ku Qoran:

Zaad service: 40220
Dahabshiil Account: WJLD0331


Waxaa ku Qoran Account-yadaasi Guddida horumarinta Degmada Wajaale .