Falanqaynta 82-ka Xildhibaan ee Golaha Wakiillada oo 8 Sanno iyo 5 Bilood Kuraasta Fadhiyey
 



Hargeysa (TNN):-Waa qorme tifaftireyaasha Jamhuuriya ugu talogaleen inay akhristeyaasha sharafta leh ugu soo bandhigaan falanqayn iyo raad-raac wargeysku ku sameeyey 82-ka xild hibaan ee uu ka kooban yahay Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland iyo mid kastaa wax tarka iyo xidhiidhka uu la yeeshay bulshada degaannada laga soo doortay 8 sanno iyo 5 bilood ka hor.

Qormadan oo noqon doonta taxane waxa uu wargeysku mid-mid ugu falanqayn raad-raaca mu dane kasta iyo heerka uu taagan yahay degaannada laga soo doortay iyo weliba sharafta iyo karaamada uu 8 sannadood iyo badh ku dhex leeyahay shacabka uu codkooda kursiga ku fadh iyo.

Golaha Wakiillada Somaliland

Waxa kaloo falanqayntan ka dhex muuqan doona qaabkii 82-ka xildhibaan uga soo kala baxeen lixda gobol ee dalka, iyadoo aynu kala saari doonno gobollo haba mudanayaasha laga soo door tay haba yaraadaane wax uun ku celiyeen abaalkii ay u galeen dadweynaha degaannada looga codeeyey iyo kuwa lagu goblamay ee aan dib u eegin shacabka dayacan ee codka siiyey doora shadii Golaha Wakiillada sannadkii 2005.

Inkasta oo laga wada siman yahay saluugga baahsan ee ummadda reer Somaliland u hayaan xildhibaannada Golaha Wakiillada oo hadda kuraasta fadhiyey 8 sanno iyo shan bilood, haddana waxa ay qormadani iftiimin doontaa heerka xidhiidhka iyo kalsoonida mudane kastaa ka haysto xilligan bulshada degaannada uu ka soo jeedo ee uu ka helay codadka uu kursiga ku fadhiyo, iyadoo aanay ujeeddadu ahayn in cid gaar ah lagu durayo amma lagu taageerayo falanqaynt an.

Haddaba, qormada koowaad ee taxanaha falanqaynta Jamhuuriya waxa uu wargeysku akhris teyaashiisa ugu soo bandhigi doonaa magacyada 82-ka xildhibaan ee Golaha Wakiillada Somalil and ee haatan kuraasta fadhiya oo isugu jira xildhibaannada sida tooska loogu soo doortay do orashadii Golaha Wakiillada ee dalka ka qabsoontay sannadkii 2005 iyo xubno beddelay mudane yaal geeriyooday, qaar qurbaha u shaqo tagay iyo kuwa xilal kale oo dawladeed loo magacaab ay iyo mid kasta gobolka laga soo doortay, waxaanay kala yihiin sidan:
 

 

1

Hon. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)

SAAXIL

   

2

Hon. Baashe Maxamed Faarax

SOOL

   

3

Hon. Cali Yuusuf Axmed

MAROODJEEX

   

4

Hon. Cabdillaahi Xuseen Cige (Balaki)

MAROODIJEEX

   

5

Hon. Abokor Cabdiraxmaan Good

AWDAL

   

6

Hon. Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe)

MAROODIJEEX

   

7

Hon. Axmed Ducaale Bullaale

SOOL

   

8

Hon. Maxamuud Jaamac Warfaa Diiriye

MAROODIJEEX

   

9

Hon. Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac)

MAROODIJEEX

   

10

Hon. Cabdiraxman Maxamed Tanyanle

SANAAG

   

11

Hon. Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan

SANAAG

   

12

Hon. Cali Maxamed Aadan

SANAAG

   

13

Hon. Cali Xasan Maxamed Jaamac (Marreexaan)

TOGDHEER

   

14

Hon. Cumar Axmed Saleebaan (Sanwayne)

TOGDHEER

   

15

Hon. Xamse Maxamed Gaadawayne

TOGDHEER

   

16

Hon. Ibraahim Axmed Haybe

MAROODIJEEX

   

17

Hon. Ibraahim Axmed Reygal

SOOL

   

18

Hon. Ibraahim Jaamac Cali Rayte

SANAAG

   

19

Hon. C/raxmaan Maxamed Jaamac

AWDAL

   

20

Hon. Mahdi Xuseen Cadarre

AWDAL

   

21

Hon. Maxamuud Axmed Obsiiye

MAROODIJEEX

   

22

Hon. Maxamed Cali Xirsi

TOGDHEER

   

23

Hon. Maxamed Cismaan Maxamed (Bulqaas)

SANAAG

   

24

Hon. Maxamed Cumar Aadan Jiir

TOGDHEER

   

25

Hon. Maxamed Jaamac Cabdi

SOOL

   

26

Hon. Maxamed Xuseen X. Ciise

SAAXIL

   

27

Hon. Maxamed X. Maxamuud Cumar Xaashi

MAROODIJEEX

   

28

Hon. Maxamed X. Yuusuf Axmed (Waabeeye)

TOGDHEER

   

29

Hon. Siciid Cilmi Rooble

SAAXIL

   

30

Hon. Cabdiraxmaan Muuse Jaamac

SOOL

   
         

31

Hon. Fu’aad Sh.Maxamed Cabdalle

SAAXIL

   

32

Hon. Bashiir Sh. Xuseen Tukaale

MAROODIJEEX

   

33

Hon. Cabdulqaadir Askar Xasan

SOOL

   

34

Hon. Cabdiraxmaan Cismaan Caalin

MAROODIJEEX

   

35

Hon. Faarax Maxamuud Cabdille

SAAXIL

   

36

Hon. Xaashi Xuseen Caabbi

MAROODIJEEX

   

37

Hon. Xuseen Maxamed Cige

TOGDHEER

   

38

Hon. Ibraahim Mahdi Buubaa

MAROODIJEEX

   

39

Hon. Jaamac Xasan Aadan

TOGDHEER

   

40

Hon. Khadar Aadan Xusen (Ambassador)

MAROODIJEEX

   

41

Hon. Mahdi Cabdillaahi Maxamuud

AWDAL

   

42

Hon. Maxamed Baaruud Shide

MAROODIJEEX

   

43

Hon. Yaasiin Cali Warsame

SANAAG

   

44

Hon. Maxamed Faarax Qabiile

SAAXIL

   

45

Hon. Maxamed Jaamac Cali Guuleed

TOGDHEER

   

46

Hon. Muuse Maxamed Ismaaciil (Hoos-u-jeed)

AWDAL

   

47

Hon. Naasir X. Cali Shire

TOGDHEER

   

48

Hon. Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari)

SANAAG

   

49

Hon. Siciid Maxamed Cilmi

SOOL

   

50

Hon. Aadan Xaaji Diiriye Dirir

SAAXIL

   

51

Hon. Aadan Muxumed Hoorri (Mataan)

MAROODIJEEX

   

52

Hon. Siciid Warsame Ismaaciil (Gaani)

SOOL

   

53

Hon. Axmed Barkhad Obsiiye

AWDAL

   

54

Hon. Xasan Muuse Hufane (Karaamo)

AWDAL

   

55

Hon. Axmed Xasan Aadan Muuse (Waysa-cadde)

SAAXIL

   

56

Hon. Axmed Maxamed Nuur

TOGDHEER

   

57

Hon. Baar Siciid Faarax

SANAAG

   

58

Hon. Cabdi Maxamuud Jaamac

AWDAL

   

59

Hon. Cabdicasiis Ismaaciil Ducaale (Dhul-cun)

TOGDHEER

   

60

Hon. Cabdikariin Aw Cali Shabeel

MAROODIJEEX

   

61

Hon. Cabdillaahi Axmed Yuusuf (Madar)

AWDAL

   

62

Hon. Cabdulqaadir X. Ismaaciil Jirde

MAROODIJEEX

   

63

Hon. Cabdulqaadir Jaamac Xaamud

SANAAG

   

64

Hon. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac

MAROODIJEEX

   

65

Hon. Cali Obsiiye Diiriye (Cali-gabilay)

MAROODIJEEX

   

66

Hon. Cali X.Maxamed Muuse

TOGDHEER

   

67

Hon. Cali Sh. Ibraahin Aareye

AWDAL

   

68

Hon. Farxaan Maxamed Cali

TOGDHEER

   

69

Hon. Xasan Cawaale Caynaan

MAROODIJEEX

   

70

Hon. Xariir Siciid Bullaale

SOOL

   

71

Hon. Xuseen Ismaaciil Yuusuf

TOGDHEER

   

72

Hon. Ibraahim Carraale Cabdi

SANAAG

   

73

Hon. Ibraahim Maxamed Xuseen (Dhaa-dheere)

SANAAG

   

74

Hon. Cabdulqaadir Jibriil Tukaale

AWDAL

   

75

Hon. Maxamed Yaasiin Sh. Cali

AWDAL

   

76

Hon. Maxamed Axmed Maxamed (Dhakool)

SOOL

   

77

Hon. Maxamed Barkhad Miiggane

AWDAL

   

78

Hon. Maxamuud Dhunkaal Guutaale

SOOL

   

79

Hon. Maxamuud Jaamac X. Cilmi (Dable)

SAAXIL

   

80

Hon. Maxamed Saalax Cige

SANAAG

   

81

Hon. Saleebaan Yuusuf Cali Koorre

SOOL

   

82

Hon. Siciid Cartan Cismaan Faarax

SAAXIL.

   

 


Source:Jamhuuriya