Jamaal Cali Xuseen Wuxuu muujiyey Talaabo ku Dayasho
Mudan, oo ka Farxisay dad Badan
Jamal Ali Hussein
Maanta waxaan Ilaahay uga mahadnaqayaa in laba arday oo
aanan weligay
arag intay war qad ii soo qorteen lix sanadood ka hor
iyagoo aha.aardaydii ugu sareysay Iskuulka Sheekh s anadkaasi ay iga
codsadeen inaan
waxbarasho u diro; sanadkaasi oo Bonus fiican xagga
sha qadayda layga
siiyey ayaan is idhi; “waar kuwan Ilaahay baa kuugu soo
dhiibee miyaad
isku ulka ka bixisid!” soo doorta ayaan ku idhi meeshaad
rabtaan; way
rumeysan waayeen oo san adkaasi Hargeysa ayaan fasax ku
imid, mid walbana
reerkooda ayaan la kulmay iyadoo aanan garaneynin cid ay
ka ahaayeen,iyo qolo ay ahaayeen. Waxaan u sheegay inaan iskuulka ka
h ubin doono
kaalmaha koowaad ee ay iskuulka ka galeen, iyo grades
kooda uun si aan
tacliint a uga bixiyo. Iskuulkii Sheikh Secondary School baan la
xidhiidhay oo ii xaqiijiyey, iyo anigoo m arkaan la
kulmay labaddaa
dhalinyaradda ah inaan ku qancay ayaa
anigoo xataa qolo
ay aha ayeen aan
garaneynin aan Jaamcadaddoodii ay dhakhtarnimadda ku
baranayeen ee dalka U ganda
dusha u ritay anigoo ka daalacanaayey lacagtaasi
abaal-marinta ah
ee anigaba sanad kaasi uu Baankii aan u shaqeeynaayey i
siiyey ayaan is
idhi Ilaahay baa kuugu soo dhiibbee iyagana ka farxi.
Waxaa maanta ii ah
sharaf iyo farxad weyn in ay labadooddiiba Dr. Xaamud
iyo Dr. Boobe ay 6
sanadood ku soo barteen dhakhtarnimadda dalka Uganda oo
ay Jaamaca ddii
adkeyd iyo halgankii Ilaahay ku soo guuleeyey. Waa mid
waalidkood, iyo
dalkooduba ay a nfacsan doonaan boqolaal sanadood maadama
dadka ay iyagu
daweyn doonaan iyo kuwa ay dhisi doonaanba ay dalkeena
xoog ku yeelan
doonaan. Waxaan ku qiirooday warqaddan af In giriisiga ah
ee uu Dr.
Xaamud toos iigu soo qoray. Taasina i siinaysaa
yididiilo iyo niyad
wana ag. Hoos ka akriso Jawaabtaydii gaabneyd ee aan
isaga ugu jawaabay
iyo warqaddii uu ii soo qoray. Ilaahay baa mahad leh;
“ILAAHAY WUXUU U
NAXARIISTAA KUWA IYAGU ISU NAXARII STA” qALINKII: Jamaal
Cali Xuseen
TO: Dr. Xaamud Iyo Dr. Boobe.
I had all the confidence in the world that both of you
Dr. Hamud and Dr.
Boobe would be ver y successful studing Medicine and
becoming DOCTORS. I
have told you keep going until you earn and they call
you “Doctor”. I am
very impressed as I was impressed in then six years ago.
You made your
family proud, you made your country proud, and you
really made my da y.Allah had intended for you to go through this journey.
You worked hard,and you deserve to enjoy your success. You are an
inspiration to many
people. May Allah bless you, and than k you very much
brother.
Dear Jamal Ali Hussein.
It is almost six years now since we first met in
Hargeisa back in 2008.Back then, I was a high school leaver with nothing much
to farther my
studies and now, Alxamdulilah, I am a medical doctor
sworn in to serve
humanity because of your constant, generous and
unconditional help.
Brother, no words can even begin to express how blessed
I feel to have
met you, and how grateful I am for all that which you
have done for me
over the past six years that shaped my life in a
rewarding and a
positive way. Indeed, you have touched my life in a way
that is beyond
imagination.
I know there are a lot of things you can give to people
but you gave me
and many others th e most powerful of all gifts – it is
education- you
have opened for me the door of freedom f or which I will
forever be
thankful. The most striking thing was the fact that you
gave me this
without expecting anything in return.
As I rejoice with my family for the life-time
achievement I have just
realized, I want you to know that it is your success too
because you
nurtured a doctor for my family, and for the country we
most dearly
love. I know my family is indebted, especially my mother
who prays for
you all the time. She may not be able to reach you to
say thanks but her
prayers are alw ays with you my brother.
As known to many, you are the most generous and kind
person I have ever
seen. I rememb er the day you told us to name any course,
any university,in anywhere and get the admissi on, which we did. Even
our families could
not believe for a moment that somebody could do what you
have done for us.
My brother, I have run short of words because of how
happy I am, but I
want you to know that I am your investment for myself,
my family and my
country. Today I am far much empo wered than six years
ago when we first
met. Now I have a mind that says “Go out there and help
others just the
way you were helped”. The attitude you built in me will
help me serve my
patients better and help others who are in need.
I know today you have ventured into the world of
politics not for
personal gains, as simple minds my think, but to help
others in a larger
scale. May Allah make it easy for you, May He bestow on
you the wisdom
to lead our nation, May you prosper in this life and in
the next. May
Allah forgive you all your sins and admit you to
paradise with no
reckoning. Just know that I am personally with you in
every step of the
way. Keep going and say NO to distractio ns. You will
make it to the top.
You are a born winner, you have always been. You are
visionary; you have
a vision for our country. You will find obstacles and
“STOP” signs along
the way, but do not dismay rather keep moving for the
country needs you.
Long live
Jamal Ali Hussein
|