Dhambaal

 



Jaalliyadda Somaliland ee Holland waxay HambalyeynayaanHeshiiska Xukuumadda iyo 3da Xisbi Qaran.

Haldoorka Jaalliyadda Somaliland ee Holland waxay taageero iyo hambalyo u dirayaan Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Saddexda Xisbi Qaran oo maanta HESHIISKA TAARIIKHI AH ee lagu diirsado ka gaadhay murankii Diiwaangelinta Madaniga iyo Cod-bixinta ahaa.

1. Xasan Cadde (Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Holland)
2. Cali Xaruuri
3. Ammiin Cali Xasan
4. Faysal Cismaan
5. Maxamed Xoogsade
6. C/qaadir Cismaan
7. Maxamed Cali Dheere
8. Nuur Xuseen Cumar Xaashi
9. Cali Nuur
10. Cabdi Sooraan
11. Cismaan Xaji Cali
12. Cabdillaahi Bootaan
13. Cumar Cali
14. Jaamac Idiris

Waxaan kaloo iyana aannu Dhambaal TACSI ah u diraynaa Ciidanka Qaranka Somaliland, eheladii iyo Qaraabadii iyo guud ahaanba Reer Somaliland saraakiishii gacanta ka gardara n ku baxay ee lagu dilay Qorulugud. Waxanan labada marxuun ilaahay uga baryeynaa inuu jannidiisii fardowsa ka waraabiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin