Hambalyo ..................Hambalyo ..................Hambalyo

 



Jaaliyada Somaliland UK waxay ku hambalyaynaysaa shacbiga Somaliland meelkastoo ay joogaanba Xuska iyo dabaaldega sanad guuradii 55 aad ee ka soo wareegtay 26kii June 1960 oo ah maalintii Somaliland xornimadeedii heshay oo ay ka mid noqotay beesha caala mka ee xorta ah.

Waxaanu u rajaynaynaa shacbiga guud ahaan horumar dhinac walba ah, xasilooni iyo in uu dalkeenu noqodo xubin buuxda oo beesha caalamka ka tirsan sida ugu dhakhsaha bad an.


Somaliland Guul iyo Gubanimo.


Gud/ Jaaliyada Somaliland UK (SSUK)
Abdalla Salim