Jaaliyada Imaaraadka oo canbaaraysay Rabsh adihii Hargaysa, dushana ka saaray Xisbiga KULMIYE

 

Waxaan halkan ka salaamayaa dhammaan wargeysyada madaxa bannaan ee ka soo baxa dalka jamhuuriyadda Somaliland, waxa kale oo aan halkan salaan qiimo iyo qaayo leh ugu soo gud binayaa dhammaan shacabka  Som aliland  me el kasta oo ay joogaanba gudo iyo dibadba gaar ahaan qurba jooga reer  So maliland oo aan leeyahay waa inaad dalkiinna la socotaan

anigoo ah guddoomiyaha jaaliyadda Somaliland ee imaaraadka carabta muj col XAASHI XANDULLE DUCAALEH oo ku hadlaya magacayga +magaca   jaa liy adda rerr Somaliland guud ahaan iyo magacyadan hoos ku xusan

waxaannu aad iyo aad uga xunnahay dhimashadii & dhaawacii ka dhashay dhagax tuurkii ka dhacay caasimadda jamhuuriyadda Somaliland guud  aha an gaar ahaanna agagaarka golaha baarlamaanka Somaliland, eeddaa   wa xaan uu dusha ka saaraynnaa xisbiga KULMIYE oo uu guddoomiyihiisu  qirt ay in ay ka danbeeyeen abaabulka rabshadahan dhacay iyo  shirguddoo nka oo u  ade egsanaya xisbiga kulmiye

waxaannu aminsannahay inuu ahaa muddaharaad dhawr siyaasi oo dano gaar ah lahaa ay wadeen wax shacbiga caasimaddu u dhamaa may ahayn ee wxay ahaayeen carruur lasoo khalday iyo tuug wax boobaya ayay  aha ayeen

waxana baaqan diraya magacyadan hoos ku xusan

1 xaashi xandulle ducaaleh
2 ciid xaaji c/cabdillaahi
3 maxamuud axmad xaashi
4 maxamad axmad nuur
5 maxamad qawdhan
6 DR axmad shukri
7 cabdillaahi qawdhan
8 maxamad cilmi
9 maxamad caddeyte
10 cumar adan xaashi
11 muusa cabdillaahi
12 cabdi xasan mataan
13 cabdi rashiid cilmi
14 yuusuf ismaciil cali
15 maxamad nuur cali
 

 


Guddoomiyaha jaaliyadda Somaliland

Xaashi Xandulle Ducaaleh
hamase99@hotmail.comThis email address is being protected from spam bots, you need Javascript enabled to view it
AL AIN ,UAE
Imaaraadka Carabta