Innaa Lilaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun

 

 


Tacsi


Cabdullaahi Maxamed Cumar iyo xaaskiisa Ruqiya Xasan Muxumed oo deggen magaala da Bolton ee dalka Ingiriiisku, waxay tacsi u dirayaan dhammaan reer Habbane -gaar ahaanna ilma Aadan Habbane- oo kala jooga dhammaan qaaradaha adduunka; iyaga oo ka tacsiyaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alla ha u nariistee, aabbahood Aadan Habbane oo shalay oo ay bisha Juun ahayd 28, 2013ka ku geeriyoodey magaal ada Hargeysa.

Waxay Ilaahay ka baryayaan in uu Aadan Habbane janada Fidowsa geeyo; ehelada, a sxaabta iyo dhammaan dadweynaha reer Somalilandna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin Alahayoow...