Inaalilaah wa ilaa ileyhi raajicuun


Waxanu halkan tacsi tiraaneysan uga dirayna  dha maan eheladii iyo caruurtii iyo xaaskii u ka  geeri yooday maanta oo ay bishu tahay 1 july 09  marx uum Hassan Huriye Cawaale oo ku geeriyooday  m agaaladaasi Birmingham, UK.

Waxa diray tacsidan xubanaha hoosta ku xusan

1. Ahmed Xaji Noor Ali iyo xaaskiisa
2. Omar Darood Hassan iyo xaaskiisa
3. Ali Mohamoud Noor iyo xaaskiisa
4. Sulub Ismail Xaaji Warsame iyo xaaskiisa
5. Mohamed Tahar Sulub iyo xaaskiisa
6- Abdillahi Aaden cade iyo xaaskiisa
7. Ahmed Jama Abi
8. Mohamed Cali Caamir (Tayuub)
9. Awal Ali-asad Hassan Bute
10. Mustafe Tahar Sulub
11.Khalid Hassan Tamuuje
12. Abdixakiim Tahar Sulub


Waxanu dhamaantayo ilaahey uga baryayna  marx uunkaasi un naxariistii jano ka waraabiyo  dhama anteena samir iyo iiman inaga siiyo aamin aamin
 


omar darood