Inaa lilaah wa inaa ilaahu raajucuun

 


Anagoo ah dadka magac yadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu tacsi u diraynaa Mujahid  A biib Diriye Nur iyo qoyskiisa anagoo ka tacsiyadaynayna geerida naxdinta leh ee ku timid  Ho oyadii Marxuumad Ardo Ibrahim Colow oo ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, Somaliland.
Dhamaantayo waxaanu leenahay Eebbe samir iyo imaan ha inaga siiyo Marxuumadana  jana ddii Fardowsa ha ka waraabiyo. Aamiin, Aamiin, Aamiin.



Aabo muxumad xasan (budle)
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale,
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda,
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa ,
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo inanteeda,
Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed,
Mustafe Budle.


waxa kaloo tacsidan diraaya,


Dr. Xusseen Cali Hanfi iyo xaaskiisa.
Dr. siciid Muhumed Xassan (budle)iyo Xaaskiisa
Dr.maxamuud Maxamed dhaktar (Dr abaayo)iyo xaaskiisa
Mxamuud Cabdiraxmaan (xagaa dheere)
Sacad Muxumed Xassan (budle)iyo xaaskiisa
Abib Xadi iyo xaaskiisa.
Shaafici Tukaale iyo xaaskiisa.
Mxamuud Xassan (Nugidoon) iyo xaaskiisa.
Fu'aad sheekh Abubakar iyo Xaaskiisa.
Cabdirasaaq Sheek Abubakar iyo xaaskiisa.
Ruqiya Muxumed (budle) iyo reerkeeda.
Hinda Aadan Cumar iyo odaygeeda Yaasiin.
Khadar Jaambiir iyo xaaskiisa Jawaahir.
iyo dhamaan dhamaan bulshawaynta u dhalatay gobalka Gabilay
ee ku dhaqan north America.

waxaanu leenahay marxuumada dhimatay ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo intii ay ka tagtayna samir iyo iimaan eebe ha ka siiyo. Aamiin, aamiin, aamiin, aaniin

 


By:Ruqiya Tani