Hiigsiga Dhalinta iyo Damcooda Kala Duwan
Dhamaan dhalinta ku nool wadeenkeena waxaay yihiin dad
aad u dadaala o waqtigooda aa d uga faa’iidaaysta nolasha
guud ahaan , dardar faro badan galiya inaay noqdaan
hogaami yaal mustaqbal qarkalena aay u arkayaan inaay
yihiin kuwo maanta kalsooni faro badan u leh inaay xilka
la wareegaan, sidoo kale joogteeya dabeecadaha hogaamiyo
nimo , sido kale waxaay aad ugu hanweeyn yihiin inaay
kaga duwanadaan kuwii iyaga hore usoo hor kici jir ay
arimo faro badan oo laga yaabo inaay ula muuqdeen
khalado iyadoon aan ka firsanayn in wuxuun laga qaato
aabayaashii maanta soo taagay nabadda lagu naaloonayo
waana a rin baahi faro badan loo qabo , una baahan
fiiradiisa gaar ka ah, si loot ix geliyo dhaxalka iy o
taariikhda maguuraanka ah loona helo wixii la kal
dhaxalay iyo halka lakala taagnaa si loo dareemo
dhalintu beriu dareemaan waxaay kusoo kordhiyeen ama aay
khaldeenba.
Maanat waxaan doonaynaa ina maqaalkan aan culaays ku
saarno laba dhinac oo kaliya oo kala ah kan koowaad Kala
duwista fikirada iyo damaca afacaaleed oo suurto gal aj
inaad in faro badan aragto arimo aan isku sal raad ahyn
ooh al qof oo dhalin yaro ah uu kuu sheega yo si loo
mideeyo fikirka iyo ficilka aad samaaynayso loona baahan
yahay in lagu hogaamiyo umadan ha ahaato maanta iyo
xilka berito aad qabanyso , qodobka labaad oo ah qofkii
doo nayaa inuu hogaamiye noqdo mustaqbalka uu yeesho
muuqaaladii hogaamiyo nimo si qof ka sta oo muwaadin ah
ugu qanco beri marka qofku soo gaadho halka lagu
xulanayo sidoo kale uu ka badbaado falan qaaymaha aadka
u adagtahy doodeedu iyo dhibaatooyinka keeni kar a guul
darada dadkuna aanay u dulqaadan Karin, suurto galna
tahay waxyaabo markii hore ba laga eed tirsanayay ama soo
kicinaya boogo lagaso boskaday shalay, haiyay iyo garbyo
la tag ah daba si dadku aay u noqdaan beelo ku
abtirsadaa dhalinyaro, odayaal, dumar, Aq ooyahan, waa in
la helaa hogaamiye dhalinyaro ah oo iminka lasii
hubsaday sidoo kale wada deedana maro si loo sawiro halka
uu gaadhi kara iyo sida aay xalaal uga tahay is bedelka
maanta uu qofkasta uu heelan yahay ,si aana rimaah u gun
gaadhno lagana yaabo inaay dodo adag hore looga soo
yeeshay waxaay aniga dantaaydu tahay in la wada dareemo
ba ahida aaynu u qabno inaan dhisno hogaamiyaha berito
eeku barbaaray nabadan loona gaa dho hiraalka aaynu
leenahay aan soo qaadano mid ka mid ah labadeena qodob .
1. Dhamaaan dadka caalamka ku nooli hadaay isku raacan
inaay noqdaan dad hal damac ku wad jiro jecelna inaay
wada buuxiyaan kuraas kooban oo aan ku filaayn dadkeena
oo dhan lana arki waayo baahiyiihii kale ee fursada loo
haaystay waana suurta gal inaan qofna is tijaabin halka
uu ku fiican yahay oo aay u hogaan sadaan halka aay u
arkaan in manta lagu samato bixi karo iyadooy aay muuqal
adag tahay hadna la daawan karo sababha keenay aay
hormuud ka ahaayeen in markii dalka dib lagusoo noqday
aanay jirin wax camal ah sid oo kale dadka masaariiftooda
aay ka iman jirtay daawladaa loona kal badsan jiray sida
xila lka culus look al hayo dadka intooda kalena aay
ahyeen sabool markaas ayaa loo arkay in xilka lagu hano
qaado oo xoolo lagu dhaqdo saboolnimo lagaga badbaado,
sidoo kale aay aa d u fududahay in qofku xil qabto haduu
wax barto iyo hadii kaleba madaama aay reerkoodu
keenayaan taas ayaa dhalinta kii wax baraty iyo kii
kaleba aay u arkeen inaay xil siyaasade ed qabtaan waana
hal xidhaale haddafkiisu adag yahy oo aan ilaa iminka la
garanyn sidaa jaaha xoga umadda meel kale loogu jeedin
lahaa waana halbaawle aay muuqeedu yahay in aay jirto cid
lagu dayanayo ama maanta , taasi waxaay keenta in dadku
aay kawada laang adheyaan noloshii inteedii kale,
arinkani waxa uu lamid yahay hadii jidhkaaga aad cuntid
hal cunto oo kaliya, waxa ku dhacaya inaan jidhkaagu
wada korin oo qaayba meel dheeraato oo uu wada socon
waayo , taasi waxan u ga socda maanta dalkeena cidkasta
oo wax bar ataa waxaay ku hamida inaay noqdaan
hogaamiyayaal siyaasadeed oo qofkasta ku oranay o waxaan
doonaya inaan noqdo oo aan qabto xilkaas, taasi waxaay
ka turjamysaa inaan sa bool ka nahay noloshii inteedii
kale, oo maalin dhow dhici doonto in in aaynu wada
n oqono dad hadal o kaliya ka hadla am kal kora oo aan
isl haaysn , nolshiii inteedii kalena ka habsaa may,si
loo buuxiyo firsadaha kale ee banaan waa inaan dhiri
galina radinana waxyaabaha manta dalkeena ka maqan ee u
baahan in la galiyo waqti dheeraad ah, cid firsad cusub
soo kordhisaa ay tahay cid ku amaanan umadada dhexdeda ,
ee qofku inuu noqdo hogaamiye ama xil siyaasadeed uu
qabto aanay ahayn sumacad iyo sahraf mid aay ku
koobantahay, ee qofku wa inuu umada u huraa wax maanta
baahi loo qabo, waxaynu nahay dad ka saboo l ah wax faro
badan tani wa ta farqi u samaayn kari wayday, inaay
markasta doorano hoga amiyaal anaynaan misaanka saarin
ama aan la garab maro hogaamiyaha dhabta ah waayo dadki
aayaa wada siyaasi ah lamana saaro misaanka hogaanka
waayo dadku waayskuba aqoonee, ma jirto cid aqoon
dheeraad u leh inaay ka eegaan dhinacyada kal duwan ee
bul ashada hadaay jirtona maaha inta badan ee wax doorata
lakiin waxaa si dhab ah logu eega diirada reerka iyo
miisaaniyada had lee qofku hadli kao bulshadna waxu
sheegi karo uma jeedo kursi madx waayne ee ilaa gole
degaaan gole barlamaan magaacabis wasiirnimo ilaa
agaasime oo aay keenaan reeruhu waxay suurta galisaa in
lagusoo xusho muraydaas dhaawrka digriiiga ah ee
muqaalkeedu soo qabto aragtida dhoow aanu sooqaban ta
fog waayo waxan filayaa dhakhtarkii inoo qoray ayaa
ogaaday inaan u baahanay tan dhoow oo kaliya
dhakhtarkaas oo laayslagaranyo . , wxaayn sii horseeday
in qofkasta uu ee eego ku daawado murayda hortaala uu ka
yaqaano dhiniciisa in lagu gato hogamiayaha ha ahaato
qabyaalad, isku dir, Faji, iyo diirado kale oo siyaasigu
maanta adeegsado, waana nink maanta u loolamaya
horumarka siyaasdeed uu arko xal inuu maro taas bal u
fiirso hadad maanta is hor dhigto muraayadaha laaysku
daawado waxaa kasoo hor baxayaa waa adiguun iyo wixii
kaa danbeeyaa, lakiin hadaad daawatid shaashad caalmiya
oo ku rakiban saxanka loo yaqaan digital waxaad arki
karta wax yaabo kala duwan waa suurto gal in tiro yari
aay eegto xaga aqoonta hogaaminta diiniga ah tan maanta
caalmak taagan iyo shuruuucda lagu xusho hogaamiayaha ,
hayeshe dadka qaar aya u yaqaanahogamiayha hebel waa af
mishear, gole ka hadal ayuu leeyahy, waa nin reerka wax
u tara, iyo taariikho kale oo faro bdan oo laga yaaba
inaanay isaga waxba utarayn. Dhalinta maanta kacaysaana
waxay maraysaa islawadadaas ma jiro farqi badan oo u
dhexeeya hadaanayba wax yaabo faro badani ka maqnaany
waayo dagaal ayaay ku garadsadeen, o wax badan saamayn
ku yeelan kara, iyo meelo kasii kooban iyaguna aay u
baahan yihiin khibrad faro badan iyo in wax badan la
tuso.
2. Qodobka labaad oo ah inuu qofku yeesho muqaalada
hogaamiyo nimo inagu waxaaynu si rasmi ah markasta uga
duulnaa waa diinteena oo ah halka aynu markasta marjac
ka dhiga no, lakiin maaha ta maanta taagan oo ah
waxyaabaha reer galbeed la yimadeen e dimiqra adiyda iyo
afkaaraha kal ee caalmak hadda kahor ka jiray, hadaba
dhalintu waxaad moodaa inaay jecel yihiin inay wax badan
daka ku yiraahdaan oo mararka qaarkood kuula muuqdaa n
inaay noqon karaan hogaamiye lakiin waxad moodaa inay
yihiin hadalo qurux badan , oo kaliya maraacaan qaarkood
marka aad u fiirsatid ficiladooda taasina waxaay si saxa
u abaa raysaa inaanay kamadhnaayn baahida loo qabo
waxyaabihii dadki inagu horeeyey isicaaml een sidookale
aqoontoodii aanay wax ka bdelin, waxaana laga yaaba
inaay dhalintu gadhsii santahy in lagu tijaabin karo, ee
waxaa loo baahanyhay in dhalintu yeshaan muuqaal
hoga amiyonimo ee aanay xidhan koodh loogu gabado
hogaamiyo nimo ,dadkan lagaa dhuunto hoostana aan laga
xidhan shad aay wax kale ku qoran yihiin , taasi waxaay
si toosa saama ynaan fiicanaayn ugu yeelaynaysaa
mustaqbalka dalkan iyo umadan walaalaha ah, waxaa an
iyaduna meesha kamadhnaayn in wixii lagu barbaaro ama
lagu ag koro aay markasta tahay taa uu qofku marka danbe
u samaayso, waxaa hubaal ah in xitaayn qofkasta wanags an
lagu khasbo marka danbe inuu noqdo qof aad ugu dhowaada
cilmiga maanta lagu barbaa ray marka danbena guud ahaana
is bedelo man jirto astaan qaran oo cad oo manta ka
muu qata dhalinteena aqoonayhanka iyo sidoo kale uman
diyaar garoobin inaay noqdaan hogaa miyaal mustaqbal,
waxaayna ahayd waqtigii la’arki kari lahaa muuqaal dhab
ah marka aan sidaa leeyahay maaha guud ahaan dhalinta
lakiin waa inta ugu badan marka loo eego saami leeyda
boqleey.
Waxaa mahad leh ilahay mahada labaad leh cidi ka
badbaady arimahaas dhibta iyo xagxaga shada badan, iyo
cid kasta oo ku haawlan horumarka dhalinta , iyo cidii
ka sheqaaysa horu marinta iyo wacyigalinta dhalinta,
waxana dhalinta u rajaynyaa inaay ilaahay quluubtooda ka
saaro murugada maanta dheex jiifta iyo kulaaylka ka dhex
ololaya badhtamaha mustaq balka dhalinteena waay jiraan
in yar oo dareemi karo inaay garanayaan wax faro badn
lakiin maaha intii badnaayd tasina waa niyad jab ku iman
kara inta kale aakhirkana saamyn tiisa leh gebo gebadii
waxaan idiin rajaynayaa dhalintu is ku duubni is xaal
waraaysi iyo mu uqaaalo fiiro gaar ah leh yaanay cidi u
muqan inaay qabyaaldi ka buuxdo cid kalena aanay u arkin
in iyaga la riixayo , yaanay muuqan intii maanta wax
garanaysa idinka muuqan danysi reernimo inta saboolka
ahina aanay u arkin in duulaan lagu yahay, yaan lakala
dareemin lahaanshiyo iyo kal badnaan, qaarkalena u
muuqan inaany wax egtaan aanay jirin , yaan la arkin
qofkii maanta wax uun gacanta ku haya cadaalad darro ka
muuqan, ka kalena u arkin inuu dulman yahay, waa barasho
maalmo leh oo mudan garasho xusuus fiican oo mustaqbal
ifaya keenaya halkaad maanta taagan tahay ayaa beri ka
turjumi kartaa waxad noqon kar to iyo guulaha gacantaada
ku jira iyo dhalaanimada iyo dhalinyarnimada oo ah hibo
eebo ku siiyay oo u baahan inaad buuxisid ka
faaidaaysigeeda waayo waa hubaal iunaad wax badan nadiif
ka tahay , wixii kuu kordhaa waa khibrad ee maaha karti,
ha caadaysan inaad garatid wax kugu xeeran oo aay
indhahaga uu muuqda ee caqliga fiyoobi waa xurmaaynta
waxaa aan indhahagu qaban iyo intii waangsan ee loo
bogayaa inaanad qabyaali noqon waa gara shda iyo
sinaashiayha dadka iyo is fahanka ku xidhan waanga ,
inaanad samaayn cadaalad darro waa inaad eegtaa arinka
ku horyaala iyo waxaa uu munaasibka ku yahay ee maaha
inaad eegto qofka wata iyo kasoo horjeeda .
Hassan Abdi shire
Shire202@gmail.com
Hargeysa Somaliland |
|