Hayada Wadaniga Ah Ee ODHA oo tabobar uqabatey Qaar kamid ah Dhallinyarada Qurbajooga Somaliland Ee UK.

 


Hargeysa (TNN)-Hayada wadaniga ah Ee ODHA ayaa maanta Tabobar uqabatey 20 dhallinyaro oo ka mid ah dhall inyarada qurbajooga somaliland ee kunool dalka UK ee hada jooga somaliland.


tabobarkan oo ahaa mid kusaabsan is xogwareysi dhallinyarada afikradahooda kaga dhibanayeen caqabada la kulmaan marka ay dalka yimimadaan,faraq udhaxeeya Uk Iyo sidii loo hormarinlahaa somaliland iyo ukba.
Tabobarkan oo soconaayey muddo Hal Maalin waxaa furitaankiisii kasooq ayb Galley Agaasimaha Guud Ee Wasaa rada Dhallinyarada,Dhaqanka iyo dhaqanka Somaliland Md Mustafe Maxamuud Qodax,gudoomiyaha Hayada Wada niga ah Ee ODHA Marwo Faadumo Siicid Ibraahim,Xasan Waraabacade oo kamid ah Qurbajoogta Somaliland iyo Madax Mariicda ODHA Md Yuusuf Xasan iyo Macalinka bixinaayey Tabobarkan Mr.Kanady.


Gudoomiyaha Hayada wadaniga Ee ODHA Marwo Faadumo Siciid ibraahim oo ka hadashey furitaankii tabobarkaasi ayaa sheegtey iney tabobarkani ay uqabteen sidii dhallinyarada katimid qurbaha ay kuoo bandhigi lahayeen fikr adoohoda kusaabsan caqabadaha ay kalla kulmaan marka aywadanka yimadaan iyo waxayabaha ay kaga qayb qaadan akraan horumarkooda.waxaa ay marwo faadumo Siciid ay shegtey in loobaahan yahey in ay dhallinyara da ay marwalba ka qaybqataan horumarka dalkooda. waxay faadumo siciid sheegtey ine kulamada noocan ah ay ubaahan yihiin la xoojiyo.


Md Xasan warabacade ookamid ah qurbajooga somaliland ayaa isna kahadley furitaankii tabobarkani waxaanu sheegey inuu aad usoo dhaweynayo tabobarkani ay hayda odha qabatey waxaanu umaahd naqey dhamaan dhallinyarada kasooq ayb agshey.Md Xasan warabacade waxaaa uusheegey in loobaahan yahey in hdallinyaradu isku xidhnaato dibada iyo gudaba.waxaanu usoo jeediyey dhallinyarada in inta ay dalka kusagan yihiin ay si habs ami leh oo dhaqan wanaaga u jogaan si looghu daydo.

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhallinyarada,Dhaqanka iyo dhaqanka Somaliland Md Mustafe Maxamuud Qodax oo kahadley furitaankii kulankaasi ayaasheegey in ay aheyd mid loobaahnaa kulankani waxaanu uga mahadnaq ey ururka odha oosooqabanqaabiyey. sidoo kalle agasimuhu waxaa uu dhallinyarda kula dardaarmey iney ka qayb qaatan horumarinta dalkooda.


Tabobarkan oo uubixinaayey Mr KANADY oo ah mallin kiiniya ah ayaa dhallinyrada kusiiyey cashar aad u balaa dhan oo kusaabsan sida loohorumarinkaro dalka laiskana ilaalinkaro dhibatoyinka xunxun. gabogabadii kulanakasi waxaa ay dhallinyaradu groupo ay isku qaybiyeen islamarkaan ay si wadijara uga doodeen qodoabdaasi.
 


Axmed Maxamed Shaqalle
Shaqalle02@gmail.com
Hargeysa Somaliland