Hayada Caritas Oo Sibaaldhan Uga Xustey Somaliland Maalinta
Faraxalka Aduunka.Xaflad Balaadhana Ku Qabatey Xarunta Agoomaha Ee
Hargeysa.
Hargeysa (TNN)-Hayada Caritas oo kamid ayaa sibalaadhan uxustey
Maalinta Faraxalka Adu unka Oo Ku Begneyd Maanta 15
October.Sanadwalbana Laxaxu.waana sanadkii 4aad eE ma alinta
caalamiga ah laxuso iyadoo sanadkii 2008 la isla qaatey in la xuso
maalinta faraxalka aduunka Sanadwalba bisha October 15keeda.
Munaasibad balaadhan oo ay Hayada CARITAS soo qabanqaabisey oo
kaqabsoontey xaru nta Agoomaha ee Magaalada Hargeysa Waaxa kasooqay
Galley Masuuliyiin Kalla Duwan oo ay kamid yihiin Lataliyaha
Madaxweynaha ee Gobolada Bariga Sahal Maxamed Jaamac,L ataliyaha
Madaxweyaha Ee Arimaha Haweenka Amaal Xaaji Miisaan,Cabdi Aadan Oo
Kamid ah Saraakiisha Hayada Caritas,Gudoomiyaha Ururka Qaranka Ee
Now Aniisa Nuur Cigaal,Madax Fayo Dhawrka Ee Wasaarada Caafmaadka C/kariim
Nakruuma,Cali Sheekh Oo Kasocdey Wasaarada Caafmaadka.Madaxa Xarunta
Agoomaha Hargeysa Marwo Caasha Maxamuud Qaalib iyo Martisharaf Kalal
Duwan.
Ugu Horey GudoomiyahaXarunta Agoomaha Hargeysa Marwo Caasha Maxamuud
Qaalib Oo munaasibadaasi lagu xusaayey maalinta Faraxalka Aduunka
Hadal Kajeedisey ayaa Tidhi{Maanta oo ay bishu tahey 15 october waa
maalinta loo asteeyey faraxalka aduunka oo ah maalin loogu tallo
galley in nadaafada kor looguq aado,waxaaney sheegtey Caasha Iney
tahey sanadkii 4aad ee laqabto lagasoo bilaabi sanadkii 2008 oo si
rasmia h loog dhawaaqey maalinta faraxalka aduunka.
Marwo Caasha Waxay Umahad Naqdey Hayada Caritas oo sanadwalba qabata
xafladani xarunta agoomaha ee Hargeysa Lagarabtaagan tageero oo
kacaawisa xaga Biyaha Iyo Nadaafada waxaaney gabogabadii
kuladardaaran tahey Bulshada Il Dhawro Nadaafada Oo Lafaarxasho
Cuntada Ko Hor iyo Kadib Sidoo Kallena waxay sheegtey iney muhiim
tahey in la,ilaaliyo Nadaafada.
Cabdi Aadan Oo Ah Sarkaal Sare Oo Katirsan Hayada Caritas Oo
Munaasiabdani qabatey ay aa sidoo kallena isna hadalo kooban oo
Kasoo Jeediyey Madashaasi waxaauu umahadnaqey dhamaan kasoo qayb
galayaasha Xafladani waxaanu sheegey in ay taheySanadkii 4aad Ee
Somaliland Laga qabto maalinta faraxalka.
Md Cabdi Waxaa uu sheegey iney Muhiim tahey in la,ilaaliyo Nadaafada
Guriga,nadaafada Bi yaha,Nadaafada Cuntada Iyo Ta Deegaankaba si
looga badbaado cuduro.waxaaa sidoo kalle cabdi kualldardaarmey
dhamaan dadweynaha iney ilalaiyaan nadaafada oo ay marwalba kud
adaalaan iney faraxashaan.Waxaa Uu Cabdi Aadan Sheegey in Hayada
Caritas ay maanta xuskan kaqabaneyso Dhamaan gobolada somaliland
Gaar Ahaan Gobolada Sool,Togdheer Iyo Maroodijeex,isagoo xusey in 15
gobood oo kamid gobaladaasi ay maanta lagaxuso doono maalintani
caalamiga iyadoo laaafaraxalanaayoo.
Madaxa Fayo Dhawrka Ee Wasaarada Cafmaadka Somaliland Md C/kariim
Nakruum Oo isna kahadley xafladii laguxusaayey Maalintan Caalamiga
ah ayaa sheegey iney muhiim tahey in laxuso maalintan oo lafaraxasho
si looag hortago cudurada waxaanu Nakruuma Bulshada Ugu Baaqey iney
Faraxashaan wakhtiayda Muhiimka Ah Si,Looga hortago cudurada,waxaanu
kawaramey wakhtiyadii lasoo qabtey xuskano oo maanta aheyd doorkii
4aad ee Somaliland Laga Xuso.Cali Sheekh oo kamid ah saraakiisha
wasaarada caafmaadka Somaliland Oo Munaa siabdaasi Kahadley Ayaa
isna dhiniciisa sheegey iney muhiim tahey laxasuo maalintani oo
lailaaliyo Nadaafada
Lataliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Bariga Sahal Maxamed
Jaamac,Lataliyaha Madaxwey aha Ee Arimaha Haweenka Amaal Xaaji
Miisaan Iyo Gudomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Ee Now .Aniisa Nuur
Cigaal Oo xafladaasi ka hadley ayaa iskaga dabamarey sida ay muhiim
utahey Nadaafadu iyagoo xusey Maadaamaooa ynu nahey Umad Muslim ah
in Nadaafadu ka mid tahey Tiirasha Arkaanu imaanka ooa ynu
dheernahey intaasi dadka kalle.waxaaney gab ogabadii umahadnaqeey
Hayada Caritas Ee Kullankani Soo Qaban Qaabisey.
Waxaa sidoo kalle xafladaasi lagusoo bandhigey heeso,ruwaayado iyo
madadaalo ay kooxda agoomaha hargeysi ay kaga qayb galayeen
xuskani.waxaana gabogabadii masuliyiintii kasoo qayb gashey
Xafladani ay kufaraxasheen Goobtaasi.
Sacad Muuse Cabdi
Sacad Cadaawe
Hargeysa Somaliland
Sacad098@hotmail.com
|