HANBALYO KU SOCOTA SULDAAN
XASAN SULDAAN CABDILLAAHI (
BRISTOL )

Guud ahaan jahliyadda Somaliland
ee magaalada Bristol iyo gaar ahaan
ja hliyadda Beesha subeer Awal ee
magaalada Bristol waxay Hanbalyo u
dir ayaan Sulaan Xasan Suldaan Cabdillaahi
Suldaan Cabdiraxmaan, iyagoo u gu hanbalyaynaya jagada
suldaanimo ee loo doortay.
Dhamaanba jahliad daasi
waxay suldaanka u rajaynayaan inuu noqdo sul daankii guud
ahaan ba Somaliland anfaca, suldaankii ku shaqeeya cadaala d
iyo rabitaanka sh acbiga uu suldaanka u yahay, waxaanay u
rajaynayaa n suldaan xasan sul daan Cabdillaahi inuu xilkaa
loo doortay Illaahay u fud udeeyo kuna asturo,Aamiin.
1- Ciise Maxamuud caydiid
2- Cabdirisaaq sheekh Ibrahim ( Alpho )
3- Cumar Siyaad
4- Max'd cali Good
5- Max'd Cali Aw cabdi
6- Cabdiqaadir Cumar caydiid ( Riigga )
7- Maxmed Aadan Radio
8- Hanad Yaasiin
9- Hadan xaashi
10- Cabdi maygaag
11- Cabdi Gamuute
12- Mustafe Xaashi Cismaan
13- Maxmed xaashi bacado
14- Maxamed Baashe Aw Cali
15- Xuseen Axmed
16- Cabdirisaaq Gudcur
17- Ibrahim Cali Jaamac
18- Ibraahim Aadan Cilmi
19- Cumar Xaaji Aadan
20- Faysal axmed
21- Maxamed axmed ( Dhako )
22- Xasan Xuseen walbi
23- Cabdi ciise ( Jiir )
24- Axmed Cismaan
25- Rashiid cabdillaahi
26- Samatar Axmed Ismaaciil
27- Ibrahim Cali
28- Siciid Ibrahim
29- Siciid cali Indhacase
30- cabdicasiis Adan habane
31- IYO QAAR KALE OO BADAN
|