Hanbalyo Ku Socota Dhamaan Jaliyada Somaliland Ee Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

 


Anigoo ku hadlaaya magacayga iyo ka gudoomiyaha jaaliyada Marwo Qadan Maxamed oo safar shaqo iyo ka qayb galka dabaaldagaba ugu maqan Somaliland,waxaan umada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka isku taga imaaraadka carabta u dirayaa hanbalyo iyo bogaadin munaasabada 22 guuradii gooni isu taaga Somaliland oo ku beegan maan ta oo ay bishu tahay 18 may.

Marlabaad waxaan taa tu la mida u diryaa Madaxwayna Somalinad iyo Marwadiisa,madaxwayne Kuxigeenka iyo marwadiisa,dhamaan golayasha qaranka,Ciidamada qalabka sida iyo dhaaman Shacabka Somaliland meelkasta ooy duni da ka joogaan waxaan leeyahay Hanbalyo,hanbalyo,guul iyo barwaaqo ayaan idiin rajaynayaa.

 

 

 


Afhayeenka jaliya Somaliland
Muuse Budle
UAE