hanbalyo Boqorka iyo Suldaanka cusub ee Beesha
Muuse
Suber Awal
Bismilaahi Raxamaani
Raxiim.
Hanbalyo. hanbalyo, hanbalyo
Boqorka
iyo Suldaanka
cusub ee Beesha Muuse
Suber Awal (
Habar Awal
), Boqor Muxumad Geele
Seed iyo
Sul daan xasan suldaan
cabdilahi suldaan cabdiraxmaan
Hadii aanu nahay
waxgaradka ,
odayaasha,haweenka,
iyo dhamaanba beesha
faca-wayn leh ee
Muuse subeer Awal
, ee ku dhaqan wadanka
New zealnd. waxanu
duco,
hanbalyo
iyo hib-ba
halkan ugu diraynaa
bo qorka iyo suldaanka cusub
e e beelwaynta Muse
Subeer Awal .
Waxanu leenahay ,Ilaahay
xilkaa muga wayn leh ee laydiin caleemo sa aray ha
idiin fududeeyo
hana
idinka dhigo kuwii isku duuban ee isku ta lo ah ee dalkooda
iyo diintoodaba anfaca .
Waxanu ugu danbayntii ugu baaqaynaa
Muuse subeer Awal
iyo Somali landba ,Boqarada,
Suldaamada
iyo Cuqaashoba
guud ahaan inay si
samo iyo wanaag
leh oo ah sida ay danta dadka
iyo dalkuba ku jirto u wada shaqeeyaan. had iyo jeerna ka
horaysiiyaan danta guud ee dad keena iyo dalkeena Somaliland ba.
- Hanbalyada waxa diraya,
waxgardaka iyo cuqaasha Beesha
Muuse Subeer Awal
ee dalka Newzealand
)
Wabilahai tawfiiq
By:Mahamed abdilahi
(dhoolayare)
|